01/08/2026
Hamabalyo Hambalyo
Maamulka,macalimiinta,waalidka iyo dhammaan ardeyda Dugsiga H/dhexe ee Daljir waxay laqaybsanayaan bulsho weynta Puntland munaasabada sanadguurada 28aad ee aasaaska Puntland.
Waxaan udabaal-degaynaa 28 sano oo nabad,horumar,midnimo iyo dimuqraadiyad ah.
Puntland waa hoygeena,mustaqbalkeeduna waa rajadeenna.