Daawad Primary School-DPS

Daawad Primary School-DPS

Share

Education builds the future

Photos from Daawad Primary School-DPS's post 07/05/2025

Daawad Primary School-DPS

Photos from Daawad Primary School-DPS's post 06/02/2025

Munaasabadda Shaacinta Natiijada Imtixaanka Term-ka Koowaad (Sanad Dugsiyeedka 2024-2025)

🎉 Farxad & Guul! 🎉

Maanta waxaa Iskuulka Hoose Dhexe Daawad ka dhacday munaasabad weyn oo lagu shaacinayay natiijada imtixaankii term-ka koowaad ee fasalka sideedaad, sanad dugsiyeedka 2024-2025.

📚 Waxa lagu falanqeeyay:
✅ Sidii waxbarashada loo xoojin lahaa
✅ Doorka waalidiinta ee guusha ardeyda
✅ Horumarka iskuulka & dadaalka macallimiinta

🏆 Abaalmarinno & Dhiirigelin 🏆
Ardeyda dadaalka dheeraadka ah muujiyay ayaa la guddoonsiiyay shahaadooyin iyo abaalmarinno, halka waalidiintu si weyn ugu riyaaqeen horumarka carruurtooda!

🔥 Asxaabtaada la wadaag farxadda! 🔥

📚
🏆
🎓
🚀

14/01/2025

𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗺𝗮𝗱 Amina Salad Maxamud Geni i: Sida Ay Ardayda Daawad Primary School-DPS U Barayso Heesta Calanka

Photos from Daawad Primary School-DPS's post 04/01/2025

Waxa Saaka Noo Bilaabmay Imtixaankii Termka 1aad ee Sanad Dugsiyeedka 𝟮𝟬𝟮𝟰-𝟮𝟬𝟮𝟱.

Waxaan dhammaan ardayda u rajeynayaa guul iyo in uu Ilaahay si kheyr leh noogu dhammeeyo imtixaanka. Insha-Allaah, dadaalkiinna iyo juhdigiinna way midho dhalayaan, waxaana rajeynayaa inaad ku guuleysataan himilooyinkiinna waxbarasho.

Guusha waa mid ku timaada dadaal iyo isku kalsooni. Waxaan idinku dhiirrigelinayaa inaad xoogga saartaan tacliinta oo aad maskax iyo qalbi furnaan ugu diyaar garowdaan. Ilaahay ha idinka dhigo kuwii ku aflaxay aqoonta iyo anshaxa wanaagsan.

Waxaan mar kale idin rajeynayaa guul iyo barako 𝘥𝘩𝘢𝘮𝘮𝘢𝘢𝘯𝘵𝘪𝘪𝘯!
𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻𝗼𝘄!
Daawad Primary School-DPS Osman Mohamud Ciid Amina Salad Maxamud Geni

17/11/2024
Photos from Daawad Primary School-DPS's post 11/02/2024

Maanta oo ay tariikhdu tahay 11/2/2024 ayaa waxa si wada jir ah u qaybiyeen Gudomiyaha Degmada , Gudoonka Waxbrashada Degmada iyo Maamulka Dugsigu buugaag ay Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare Ee Puntland ay u keentay Dugsiga Dhexe ee Daawad .

Dugsiga H/Dhexe Daawad waxa uu u mahadcelinaya Buugta ay soo gaarsiisay waxbarashada Puntland.

Daawad Primary School-DPS Osman Mohamud Ciid

05/02/2024

Hadal_jeedintii Maamule Osman Mohamud Ciid

Kulanka Waalidiinta Ardayda F8 iyo Maamulka/macalimiinta Dugsiyaga Daawad Primary School-DPS

Photos from Daawad Primary School-DPS's post 05/02/2024

Kulanka Waalidiinta Ardayda F8 iyo Maamulka/macalimiinta Dugsiyaga Daawad Primary School-DPS

Osman Mohamud Ciid

06/01/2024

Waxa Saaka Noo bilaabmay imtixaankii Termka 1aad ee Sanad Dugsiyeedka 2023_2024.

Waxaan Dhammaan ardayda u rajeynayaa Guul iyo Inuu Si kheyr leh Ilaah noogu dhameeyo Insha-Allaah.
Daawad Primary School-DPS Osman Mohamud Ciid

Photos from Ahmed Yusuf  Qamaan's post 06/01/2024
Want your school to be the top-listed School/college in Eyl?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Eyl

Telephone

Website

Address


Eyl