28/01/2023
Clrahman Xuseen Xayir
oo saaka booqdayDugsiga hoose/dhexe/sare ee dhiganle waxa uu ardayda kula wadaagay ahmiyadda ay leedahay waxbarashada iyo qiimaha uu leeyahay ardayga waxbarta.
Sidoo kale waxa uu ku dhiirigeliyey in ardaydu ay deegaankooda waxtaraa kana shaqeeyaan hormarkiisa .
Waxana uu rajeeyey mustaqbal ifaya.
Clrahman Xuseen Xayir waxa ka mid ahaa ardayda deegaanka dhiganle waxbarashada ka bilaabay ..
27/11/2022