03/12/2018
Psychology dabeecadaha dadka
1. Hadii qof nambar kaa qaban waayo, ha caroon hana ku celcelin waxaa laga yaabaa in uu Laadhuu (Ludo Game) ciyaarayo
2. Haddii qofku qubeyska ku daaho, waxaa haya kelinimo, suuliga ayuuna ku fakaraa
3. Hadduu qofku waxyaabo yar yar ka oohiyaan, waa qof daacad ah oo qalbi jilicsan
4. Hadii intaad Meherad fariisato aad aragto qof aad kuu eegaya oo aan kaa jeesanayn, Carar, Meesha isaga tag. Wuxuu rabaa inuu ku gaado
5. Haddii qofku caradiisu badan tahay, mar kastana iska xanaaqo ha u qaadan in uu dabeecad xun yahay, waxaa laga yaabaa in dhafarkiisu badan yahay oo hurdada ku yar tahay
6. Hadii Musharax yiraahdo dhulka oo dhan Cagaar baan ka dhigayaa, inta qof Soomaali shaqeeyo la waayo ayaa Ajnabi noo shaqeyn doonaa, waxaa ku dhacda Maahmaahdi ahayd, Caqli Caqligaaga badan Codadka aad heli doonto ayuu yareeyaa
7. Haddii qofku dadka ceebeeyo, kuna raaxeysto inuu caayo, waxaa haya dhibaato nafsi oo uu xallin waayay, dadka ayuuna kula dhacayaa
8. Haddii qofka dantiisa dadka uga dhigo dan guud, waa af-miinshaar (Turufatoore)
9. Haddii qofka markuu rabo inuu dadka wax u sheego yiraahda afkeena waa isku amaan ama dhaaro inaadan cid kale u sheegeen, waa Xan badane Shar ah
10. Haddii Gabar soo dhigto Sawir ay u gashay iyadoo is qaloocinaysa ama dhinac taagaysa, micnahaeedu waa Fariin ay u dirayso mid ay kala hareen oo ay leedahay, Waa kaa wixi aad arki weyday ay dadkan arkeen oo waa iyaga waa shidan tahay iyo waa Nuuraysaa ku haya!
La wadaag Asxaabtaada ama ku mention-garee