14/03/2025
Muxaadiro Dadweyne (Public Lecture)
Midowga Jaamacadaha magaalada Ceergaabo oo ku hawlan ka qaybqaadashada nabadda iyo wacyigelinta arrimaha bulshada, waxay si xushmad leh u codsanayaan in lagala soo qayb galo muxaadaro ku saabsan Maxaa sababa dagalalada Geeska Afrika, gaar ahaan geyiga Soomaalida?
Muxaadiradaa oo uu Jeedin doono aqoonyahan ku xeel dheer cilmiga bulshada-Maxamuud Raage Ibraahin, idam Alle ka soo qayb galkaagu waa noo muhiim, mahadsanid.
Goobtu Waa: Hoolka Istanbuul ee magaalada Ceergaabo
Goortuna waa : 8:00 pm
19/11/2024
Hambalyo Madaxweynaha la doortay mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro.
19/11/2024
Diwaangelintu weli waa socotaa.
2024-205
16/11/2024
Tacsi
Waxa ay Jaamacadda Bariga Afrika - Ceerigaabo ay tacsi tiiraanyo leh la wadaagaysaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Madaxweynihii h**e JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo dhamaan qarankaba.
Rabbow Janee oo u naxariiso.
Sidoo kale waxa ay Jaamacaddu fasaxday beri iyo saadanbe (17-18 Nov 2024) oo ku astaysan labada casho ee tacsida Madaxweynihii h**e ee JSL.
12/10/2024
- Qaybta Shahaadooyinka.
Xafladda Qalinjebinta JBA Ceerigaabo 2024
12/10/2024
:Q1AAD
Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 10aad Ee Ka Qalin Badalata Jaamacada East Africa Universty Faraceeda Magaalada Ceerigaabo