ملتقى ابن كثير عيرجابوا

ملتقى ابن كثير عيرجابوا Boggan wa gole ay ku midysan yihin dhamaan ardayda ka baxday mac-hadka ibnu kasiir ee magalada ceriga

13/09/2026

ABAAL MARINTA ARDEYDA
مَعْهَد ابْن كَثِير لِلْعُلوم الشَّرعِيَّة وَالعَربيَّة
Shalay Galab oo Ay kubeegnayd 12/09/2026 (29/Rabiicul Awwal 1448H), Machadka Ibnu Kasiir ee Barashada Shareecada Islaamka iyo Luuqadda Carabiga ayaa qabtay xafladda sanad-dugsiyeedka 2025/2026.

Xafladda waxaa lagu abaalmariyey ardaydii kaalmaha sare ka gashay imtixaanka, waxaana sidoo kale lagu soo dhaweeyey ardaydii cusubayd ee sanadkan iska diiwaangelisay machadka.

Sidoo kale, machadku wuxuu ku dhawaaqay in muddada diiwaangelinta la kordhiyey, si ay uga faa’iidaystaan ardayda aan weli isdiiwaangelin.

ABAAL MARINTA ARDEYDA مَعْهَد ابْن كَثِير لِلْعُلوم الشَّرعِيَّة وَالعَربيَّة Shalay Galab oo Ay kubeegnayd 12/09/2026 (...
13/09/2026

ABAAL MARINTA ARDEYDA
مَعْهَد ابْن كَثِير لِلْعُلوم الشَّرعِيَّة وَالعَربيَّة
Shalay Galab oo Ay kubeegnayd 12/09/2026 (29/Rabiicul Awwal 1448H), Machadka Ibnu Kasiir ee Barashada Shareecada Islaamka iyo Luuqadda Carabiga ayaa qabtay xafladda sanad-dugsiyeedka 2025/2026.

Xafladda waxaa lagu abaalmariyey ardaydii kaalmaha sare ka gashay imtixaanka, waxaana sidoo kale lagu soo dhaweeyey ardaydii cusubayd ee sanadkan iska diiwaangelisay machadka.

Sidoo kale, machadku wuxuu ku dhawaaqay in muddada diiwaangelinta la kordhiyey, si ay uga faa’iidaystaan ardayda aan weli isdiiwaangelin.

  Xidhitaanka Xafladdi  Tartanka Siirada Nabiga N.N.K.H.Waxaa kalkii 5aad QabsoomayTartankii Siirada nabiga N.N.K.H.Oo A...
31/08/2026

Xidhitaanka Xafladdi Tartanka Siirada Nabiga N.N.K.H.

Waxaa kalkii 5aad Qabsoomay
Tartankii Siirada nabiga N.N.K.H.

Oo Ay Qabteen
ملتقى ابن كثير عيرجابوا
GOLAHA ARDEYDA KABAXDAY MAC_HADKA ibnu KASIIR Ee Magalada Ceerigaabo
Iyaga Oo kaashanaya
Mu'asasada Al -iimaan
iyo
MU'SASADA Al karaam ee Ceerigaabo

  Xidhitaanka Xafladdi  Tartanka Siirada Nabiga N.N.K.H.Waxaa kalkii 5aad QabsoomayTartankii Siirada nabiga N.N.K.H.Oo A...
31/08/2026

Xidhitaanka Xafladdi Tartanka Siirada Nabiga N.N.K.H.

Waxaa kalkii 5aad Qabsoomay
Tartankii Siirada nabiga N.N.K.H.

Oo Ay Qabteen GOLAHA ARDEYDA KABAXDAY MAC_HADKA ibnu KASIIR Ee Magalada Ceerigaabo
ملتقى ابن كثير عيرجابوا
Iyaga Oo kaashanaya
'SASADA Al karaam Ceerigabo
iyo
Mu'asasada Al -iimaan

21/08/2026

مَعْهَد ابْن كَثِير لِلْعُلوم الشَّرعِيَّة وَالعَربيَّة

21/08/2026

مَعْهَد ابْن كَثِير لِلْعُلوم الشَّرعِيَّة وَالعَربيَّة

مَعْهَد ابْن كَثِير لِلْعُلوم الشَّرعِيَّة وَالعَربيَّة
21/08/2026

مَعْهَد ابْن كَثِير لِلْعُلوم الشَّرعِيَّة وَالعَربيَّة

Address

Geed Maraar
Erigavo

Telephone

+252634202501

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ملتقى ابن كثير عيرجابوا posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category