MAR bay wakhtigu kugu adkan marna kuguma adkaanayo
𝐇𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐬𝐞𝐭 𝐜𝐡𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from 𝐇𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐬𝐞𝐭 𝐜𝐡𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜, College & University, Erigavo.
27/12/2022
Kulliyadda Barashadda Culuumta Computer-ka, Tisqaad Computer Science College ee magaalada Hargeysa ayaa xafladdii qalin-jebinta u qabatay arday ka badan laba kun, waxaan kasoo qayb-galay munaasibaddaasi wasiirro, xildhibaanno, gudoomiyeyaal iyo duqa caasimadda Hargeysa.
27/12/2022
Sawiro: Shirwaynaha 10aad ee Dallada Heer Qaran ee Sonyo ayaa ka furmay Magaalada Hargaysa, isagoo lagu wado inuu soo gabagaboobo maalinta bari ah oo lagu dooran doono Board ka sare ee Dallada Sonyo.
waxaa niliga furay zanaag waa Mel ad loo casrigareeyey waxaad kahelaysaa agabyo kaladuwan sida dubista xafladaha arosyada iyo kuwa bananada waliba waxaa sidheer dhaliyarada hibadoda garka ah inlaga habayn doono waxaad kala xidhidhi Telefonka 063 3000 841 halagu soo yaco dhaman dad wanaha rer znaag yan lamogan on laga maqnaan
15/12/2022
Habalyo pro
07/12/2022
𝐇𝐀 𝐛𝐞𝐧 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Erigavo