Xidig Primary and Secondary school

Xidig Primary and Secondary school Xidig Primary school

Maamulka iyo macalimiinta Xiddig Schools wuxuu ardayda iyo Waalidiinta ardayda cusub (form one) ku wargelinayaa in sabti...
28/08/2026

Maamulka iyo macalimiinta Xiddig Schools wuxuu ardayda iyo Waalidiinta ardayda cusub (form one) ku wargelinayaa in sabtida beri 29-08-2026 xiisadihii si toos ah ugu bilaabmi doonaan.

Hanbalyo Hanbalyo.Ardayda fasalka 8aad ee dugsigayada xiddig oo dhamaantood derejo sare ku wada baxay imtixaankii shahaa...
26/08/2026

Hanbalyo Hanbalyo.

Ardayda fasalka 8aad ee dugsigayada xiddig oo dhamaantood derejo sare ku wada baxay imtixaankii shahaadiga ahaa.

Si gaara saddexda arday ee ugu dhibcaha sareeyey hanbalyo.

Dugsiga sare ee xiddig waxa imtixaanka shahaadiga u fadhiistay 98 arday.89 arday waxay ku bexeen grade "A"8 arday grade ...
26/08/2026

Dugsiga sare ee xiddig waxa imtixaanka shahaadiga u fadhiistay 98 arday.

89 arday waxay ku bexeen grade "A"
8 arday grade B
1 arday grade C

Liiskan hoosena waxa ku xusan tobankii arday ee ugu sareeyey dugsiga sare hanbalyo dhamaantiin.

Maamulka dugsiga xiddig wuxuu waalidiinta iyo ardayda ogaysiinayaa in la gaadhay waqtigii furitaanka sanad sugsiyeedka c...
30/07/2026

Maamulka dugsiga xiddig wuxuu waalidiinta iyo ardayda ogaysiinayaa in la gaadhay waqtigii furitaanka sanad sugsiyeedka cusub 2026/2026.
oo ku beegan sabtida 01/08/2026.

Sidoo kale wuxuu dugsigu qaadanaynaa dhamaan fasalada kala duwan.
Waqtigaas oo isdiwaan gelintuna bilaabmi doonto.

Hanbalyo iyo Bogaadin.Dhamaan ardayda dugsiga sare ee form four oo maalinimadii shalay 02/07/2026 wuu u soo gebageboobey...
03/07/2026

Hanbalyo iyo Bogaadin.

Dhamaan ardayda dugsiga sare ee form four oo maalinimadii shalay 02/07/2026 wuu u soo gebageboobey imtixaankii shahaadiga ahaa.
Ardayda oo muujiyey dedaal, Karti iyo xasilooni.

Dhamaantiin guul iyo natiijo wanaagsan.

Hanbalyo Hanbalyo.Dhamaan ardayda sharafta badan ee maanta oo taariikhdu tahay 30/06/2026 imtixaanku u soo dhamaaday han...
30/06/2026

Hanbalyo Hanbalyo.

Dhamaan ardayda sharafta badan ee maanta oo taariikhdu tahay 30/06/2026 imtixaanku u soo dhamaaday hanbalyo.

Si gaara ardayda dugsiga xiddig ee juhdiga iyo dedaalka badan sameeeyey,
Alle ha idinka dhigo kuwo derejo fiican keena .

Guul dhamaantiin.

24/11/2025

Xiddig Schools u diyaar garowga imtixaanka kalka koobaad 2025/2026 guul dhamaan ardayda kala duwan ee Xiddig schools.

04/09/2025

Maamulaha Xiddig Schools Maxamed Jaamac Faarax oo ardayda dugsiga Xiddig dhiiri gelin iyo waano badan faray.

17/08/2025

Dugsiga Xidig Primary and Secondary school wuxuu hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinayaa ardayda kala duwan ee ku guulaysatay imtixaankii shahaadiga ahaa gaar ahaan ardayda fasalka 4aad iyo 8aad ee dugsigan oo guul wax ku ool leh ka soo hooyey imtixaankii shahaadiga ahaa oo dhamaantoodna derejo sare kuwada baasay《passed》 habablyo, waxa kale oo uu dugsigu ardayda cusub form one ku soo dhowaynayaa, aqoon tayo leh, maamul iyo macalin aqoon sare leh.

Ku soo dhowaada dugsiga xiddig.

Dugsiga xiddig primary and secondary school wuxuu waalidiinta iyo ardaydaba ku war gelinayaa in waxbarashii dib loo fura...
03/08/2025

Dugsiga xiddig primary and secondary school wuxuu waalidiinta iyo ardaydaba ku war gelinayaa in waxbarashii dib loo furay dugsiguna uu furan yahay. Ugu kaalay dugsiga xiddig aqoon sare iyo maamuul iyo macalimiin khibradii waxbarasho leh.

Address

Erigavo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xidig Primary and Secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category