Dayaxa Secondary School Erigavo Somaliland

Dayaxa Secondary School Erigavo Somaliland Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dayaxa Secondary School Erigavo Somaliland, School, Erigavo.

17/10/2023
17/10/2023
17/10/2023
17/10/2023
Shahaadooyinka ardaydu gudoonsiiyeen macalimiintoodii .
17/10/2023

Shahaadooyinka ardaydu gudoonsiiyeen macalimiintoodii .

Badhasaab ku xigeenka Gobolka, Maayar ku xigeenka degmada Ceerigaabo, Gudoomiyaha Wasaarada Waxbarashada Gobolka Sanaag,...
17/10/2023

Badhasaab ku xigeenka Gobolka, Maayar ku xigeenka degmada Ceerigaabo, Gudoomiyaha Wasaarada Waxbarashada Gobolka Sanaag, ex wasiir ilhaan, Ganacsato, macalimiin, waalidiin, xildhibaano, isuduwayaal, Gudoonka jaamacadaha Gobolka iyo marti sharaf kale ayaa ardayda u hambaliyeeyay kuna dhiirigeliyay inay waxbarashada halkaa ka sii wadaan.

Munaasabada Abaalmarinta ardaydii kaalmaha h**e ka gashay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dalka 2022-2023, tiradooduna ah...
17/10/2023

Munaasabada Abaalmarinta ardaydii kaalmaha h**e ka gashay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dalka 2022-2023, tiradooduna ahayd 174 waxa Grade A+ keenay 86 arday. Waxa mudan in iskuulka Dayaxa Secondary School uu ka galay kaalinta 8aad dugsiyada dalka oo dhan Hambaliyo

14/09/2023
Dayaxa kaalinta 8aad bay gashay Resultigii Dugsiyada sare ee ugu sareeyay Dalka 2023 Hambaliyo
14/09/2023

Dayaxa kaalinta 8aad bay gashay Resultigii Dugsiyada sare ee ugu sareeyay Dalka 2023 Hambaliyo

FORM 4 EXAMINATION TIME TABLE
15/06/2023

FORM 4 EXAMINATION TIME TABLE

Ramadan kariim Guud ahaan Umada Islaamka ah ilaahay caaafimaad iyo cibaado ha inoogu dhameeyo
22/03/2023

Ramadan kariim Guud ahaan Umada Islaamka ah ilaahay caaafimaad iyo cibaado ha inoogu dhameeyo

Address

Erigavo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayaxa Secondary School Erigavo Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category