Lecturer MacMillan Atuti oo ka tirsan Sanaag University ayaa munaasabadda 18-ka May ku hambalyeeyey shacabka Somaliland, isaga oo sheegay inuu markhaati ka yahay nabadda iyo xasilloonida dalka muddadii uu ka shaqaynayey Jaamacadda Sanaag. Sidoo kale, wuxuu madaxda dalka uga mahadceliyey fursadda la siiyey, wuxuuna macallimiinta kale ugu baaqay inay Somaliland yimaadaan. Hadalkiisu wuxuu muujinayaa kalsoonida laga qabo nabadda Somaliland, gaar ahaan gobolka Sanaag.
Sanaag University 2026.
Sanaag University
Sanaag University, founded in 2009, is a public higher education institution situated in Erigavo, Sanaag region, Somaliland.
It offers diverse undergraduate and postgraduate programs, catering to a wide range of academic interests.
18/05/2026
Jaamacadda Sanaag oo si weyn uga qayb qaadatay munaasabadda xuska 18-ka May.
Machadka Nabadda iyo Xallinta Khilaafaadka ee Jaamacadda Sanaag ayaa habeenkii xalay qabtay dood ku saabsan ''๐๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฅ๐๐๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐๐๐ซ๐ฐ๐๐๐ช๐จ ๐๐ก'' Dooddaas waxaa ka soo qayb galay guddoomiyaha Jaamacadda Sanaag iyo aqoonyahannada magaalada Ceerigaabo, iyadoo looga gol lahaa helitaanka nabad waarta si loo gaadho barwaaqo iyo horumar.
12/05/2026

Ardayda Machadka Xallinta Khilaafaadka iyo Barashada Nabadda ee Jaamacadda Sanaag (SIPC), ayaa sagootin u sameeyey Dr. Naasir Maxamed Cali oo bixinayey casharrada heerka labaad ee Masterโs Degree-ka.
Sanaag University 2026
Ardayda Machadka Xallinta Khilaafaadka iyo Barashada Nabadda ee Jaamacadda Sanaag (SIPC), ayaa sagootin u sameeyey Dr. Naasir Maxamed Cali oo bixinayey casharrada heerka labaad ee Masterโs Degree-ka.
Sanaag University 2026.
11/05/2026
Ka Faa,idaysi Wanaagsan.
Gudoomiyaha Jaamacadda Sanaag.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL, Pro. Galaydh, oo ka hadlayay munaasibad ay ka qayb galeen ardayda dugsiyada sare iyo dugsiyada hoose/dhexe, ayaa ardayda ku boorriyay inay ku biiraan Jaamacadda Sanaag, isaga oo sheegay in tayada waxbarasho ee Jaamacaddu ay la mid tahay Jaamacadaha kale ee dalka.
Sanaag University
Jaamacadda Sanaag waxay bulshada reer Ceerigaabo ugu bishaaraynaysaa inay soo kordhisay Diploma English, kaas oo ay dhigayaan macallimiin ajaanib ah.
Sidoo kale, is-diiwaangelintu waa ay furan tahay. Waxaa laga diiwaangelinayaa:
Xarunta weyn (Main Campus) ee Jaamacadda Sanaag
Sidoo kale Campus Two oo ku yaalla xaafadda Berdaha, agagaarka Bulsho Cafeteria
Ka faaโiidayso fursaddan waxbarasho ee cusub.
Sanaag University 2026.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Xaaji Aadan Street
Erigavo
252
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 18:00 |
| Tuesday | 07:00 - 18:00 |
| Wednesday | 07:00 - 18:00 |
| Thursday | 07:00 - 18:00 |
| Saturday | 07:00 - 18:00 |
| Sunday | 07:00 - 18:00 |