معهد الشيماء

معهد الشيماء مركز الشيماء للعلوم الشرعية واللغة العربية وتحفيظ القران KALA SOO XIDHIIDH MAAMULKA 0634212662

Machadka Al-Shayma ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeeyey tartankii sideedaad, kaas oo ay ka qayb-galeen ardayda dhi...
06/12/2025

Machadka Al-Shayma ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeeyey tartankii sideedaad, kaas oo ay ka qayb-galeen ardayda dhigata machadka.
Sidoo kale, maamulka machadku waxa ay abaal-marin siiyeen ardaydii ku guulaystay tartanka sannadkan, si loo dhiirrigeliyo dedaalkooda iyo kartidooda waxbarasho.

Machadka Al shayma 2025
29/11/2025

Machadka Al shayma
2025

Macallimiinta iyo ardayda Machadka Shayma ayaa si diirran oo sharaf leh u soo dhaweeyey Maamulaha Guud ee Maraakiista Sh...
08/11/2025

Macallimiinta iyo ardayda Machadka Shayma ayaa si diirran oo sharaf leh u soo dhaweeyey Maamulaha Guud ee Maraakiista Shayma, Shiikh Maxamed Shoodh, iyagoo muujiyey farxad iyo qadarin weyn.

Soo noqosho wacan Sabtida wuu furanyahay machadku.
31/07/2025

Soo noqosho wacan
Sabtida wuu furanyahay machadku.

Hanbalyo . Gudoonka cusub ee machadka shayma
16/11/2024

Hanbalyo .
Gudoonka cusub ee machadka shayma

Waxa uu maamulka macadka shayma iyo macaliimintuba hanbaliyo udirayaan macalin Nouh M Timocadde iyo macalin Shaakir Shak...
27/09/2024

Waxa uu maamulka macadka shayma iyo macaliimintuba hanbaliyo udirayaan macalin Nouh M Timocadde iyo macalin Shaakir Shakuur oo ka gudbay heerki labaad ee jaammacada, allena u waydiinayaan inuu ku anfaco cilmigaa ay barteen

Sabtida 7/9/ 2024
04/09/2024

Sabtida 7/9/ 2024

MAAMULKA MARKASKA IYO MACALIMIINTA AYAA ABAALMARIYAY ARDAYDII SANAD DUGSIYEEDKA GASHAY KAALMAHA SARRE, IYO ARDAYDI GUULA...
26/08/2024

MAAMULKA MARKASKA IYO MACALIMIINTA AYAA ABAALMARIYAY ARDAYDII SANAD DUGSIYEEDKA GASHAY KAALMAHA SARRE, IYO ARDAYDI GUULAYSATAY TARTANKI QURANKA

07/08/2024

Maamulka macadka Al- shayma oo ka hadaly xadida ikhtiraaca سرقة الإختراع

Ardaydii ka qalin badalatay macadka al-shayma oo kulan abaal marina u qabtay macalimintooda
04/08/2024

Ardaydii ka qalin badalatay macadka al-shayma oo kulan abaal marina u qabtay macalimintooda

Macadka Al-shayma h**e ugaadhoo ha moognaan
03/08/2024

Macadka Al-shayma h**e ugaadhoo ha moognaan

Address

11
Erigavo
252

Telephone

+252907660123

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when معهد الشيماء posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to معهد الشيماء:

Shortcuts

Share

Category