Ďùğśîģà çùmář åľ-fāåŕùùq

Ďùğśîģà çùmář åľ-fāåŕùùq

Share

Dugsigan ugu soo hagaag aqoon iyo edaab

14/07/2022

Waxa aanu ogaysiinaynaa in dugsiga daar cumar al faaruuq uu idiin furayo qaybaha kala duwan ee dugsigu ka kooban yahy
Lasocod wanaagsan dhamaantiin

Photos from Ďùğśîģà çùmář åľ-fāåŕùùq's post 25/01/2022

Dugsiga cumar al faaruuq ayaa xaflad dhiirigelin ah u qabtay ardaydiisa .
Hanbalyo hanablyo hanbalyo dhamaan ardayda dugsiga cumar al faaruuq

08/10/2021
08/10/2021

Tani waa xaflada qalin jebinta quraanka kariimka ah ee dugsiga cumar al faaruuq

10/06/2021

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis
Waxaanu ogaysiinaynaa bulshada magaalada ceerigaabo in la idiin furay qayb 2aad ee cumar al faaruuq ah ka faa idaysi wacan inshaa allaah

09/06/2021

Waa maamulaha cumar al faaruuq waan idin salaamayaa

Photos from Ďùğśîģà çùmář åľ-fāåŕùùq's post 08/06/2021

Dugsiga cumar al faaruuq xaflada qalin jebinta iyo dhamaan barayaasha ka hawl gala dugsiga
Waxaan leenahay aad baad u mahadsan tihiin

Want your school to be the top-listed School/college in Erigavo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


30
Erigavo