Africa College

Africa College Waa Page-ka Rasmiga ee Africa College.

11/08/2026

๐€๐…๐‘๐ˆ๐‚๐€ ๐‚๐Ž๐‹๐‹๐„๐†๐„
๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐ก๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ฌ๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž

๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐…๐ข๐ž๐ฅ๐ ๐€๐œ๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ข๐ž๐ฌ ๐š๐ญ ๐ƒ๐š๐ฒ๐š๐œ๐š๐ง ๐ˆ๐ƒ๐ ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ, ๐„๐ซ๐ข๐ ๐š๐ฏ๐จ

Ardayda sannadkan ka qalin-jebinaysa Kulliyadda Culuumta Caafimaadka, gaar ahaan ardayda Waaxda Barashada Nafaqada (๐ƒ๐ž๐ฉ๐š๐ซ๐ญ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง), ayaa adeegyo caafimaad oo ku saabsan nafaqada carruurta iyo hooyada ka fuliyey ๐—๐ž๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ค๐š๐œ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฒ๐š๐œ๐š๐ง.

Hawlahan ayaa qayb ka ahaa tababarka iyo khibradda wax-ku-oolka ah ee ardayda, iyagoo fursad u helay inay aqoontooda ku dabaqaan xaaladaha dhabta ah ee bulshada, gaar ahaan ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ง๐š๐Ÿ๐š๐ช๐š๐๐š ๐œ๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š.

Adeegyadii iyo hawlihii ay ardaydu ka fuliyeen xerada waxaa ka mid ahaa:

1. ๐๐š๐š๐๐ก๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‡๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š (๐‚๐ก๐ข๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐’๐œ๐ซ๐ž๐ž๐ง๐ข๐ง๐ ):.
Ardaydu waxay sameeyeen qiimayn nafaqo oo carruurta ah, iyadoo la adeegsanayo cabbirro ๐€๐ง๐ญ๐ก๐ซ๐จ๐ฉ๐จ๐ฆ๐ž๐ญ๐ซ๐ข๐œ ๐š๐ก ๐ฌ๐ข๐๐š ๐Œ๐ข๐ข๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š (๐–๐ž๐ข๐ ๐ก๐ญ), ๐ƒ๐ก๐ž๐ซ๐ž๐ซ๐ค๐š/๐‰๐จ๐จ๐ ๐ ๐š (๐‡๐ž๐ข๐ ๐ก๐ญ/๐‹๐ž๐ง๐ ๐ญ๐ก), iyo ๐Œ๐ข๐-๐”๐ฉ๐ฉ๐ž๐ซ ๐€๐ซ๐ฆ ๐‚๐ข๐ซ๐œ๐ฎ๐ฆ๐Ÿ๐ž๐ซ๐ž๐ง๐œ๐ž (๐Œ๐”๐€๐‚),
iyo sidoo kale hubinta ๐œ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐š ๐ง๐š๐Ÿ๐š๐ช๐จ-๐๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง.

2. ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š (๐‚๐ก๐ข๐ฅ๐ ๐Œ๐š๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ฅ ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง): Hooyooyinka waxaa la siiyey wacyigelin iyo talooyin ku saabsan muhiimadda nafaqada wanaagsan, cunto isku-dheellitiran, naasnuujinta, quudinta dhammaystirka ah (complementary feeding), iyo hababka kor loogu qaadi karo caafimaadka iyo nafaqada carruurta.

3. ๐—๐จ๐ -๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง ๐†๐จ๐จ๐›๐ž๐ž๐ (๐…๐ข๐ž๐ฅ๐ ๐ƒ๐š๐ญ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง):Ardaydu waxay sidoo kale sameeyeen xog-ururin ku saabsan heerka nafaqada carruurta iyo heerka aqoonta iyo baraarugga hooyooyinka ee la xiriira nafaqada carruurta. Xogtan waxaa loogu talagalay in lagu helo faham ku saabsan xaaladda nafaqada iyo aqoonta hooyooyinka, taas oo gacan ka geysan karta qiimaynta baahiyaha nafaqo ee bulshada

Hawlahan waxay muujinayaan doorka muhiimka ah ee ardayda Waaxda Nafaqadu ku leeyihiin caafimaadka bulshada, ka hortagga nafaqo-darrada, wacyigelinta bulshada, iyo ururinta xogta caafimaad ee ku salaysan cilmi-baarista.
Sidoo kale, waxay ardayda siinayaan khibrad wax-ku-ool ah oo ay ku horumarinayaan xirfadahooda qiimaynta nafaqada, wacyigelinta bulshada, iyo cilmi-baarista caafimaadka.

10/08/2026

๐€๐…๐‘๐ˆ๐‚๐€ ๐‚๐Ž๐‹๐‹๐„๐†๐„
๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐ก๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ฌ๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž

๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐…๐ข๐ž๐ฅ๐ ๐€๐œ๐ญ๐ข๐ฏ๐ข๐ญ๐ข๐ž๐ฌ ๐š๐ญ ๐๐š๐ซ๐ฐ๐š๐š๐ช๐จ ๐ˆ๐ƒ๐ ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ, ๐„๐ซ๐ข๐ ๐š๐ฏ๐จ

Ardayda sannadkan ka qalin-jebinaysa Kulliyadda Culuumta Caafimaadka, gaar ahaan ardayda Waaxda Barashada Nafaqada (๐ƒ๐ž๐ฉ๐š๐ซ๐ญ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง), ayaa adeegyo caafimaad oo ku saabsan nafaqada carruurta iyo hooyada ka fuliyey ๐—๐ž๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ค๐š๐œ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐ฐ๐š๐š๐ช๐จ.

Hawlahan ayaa qayb ka ahaa tababarka iyo khibradda wax-ku-oolka ah ee ardayda, iyagoo fursad u helay inay aqoontooda ku dabaqaan xaaladaha dhabta ah ee bulshada, gaar ahaan ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ง๐š๐Ÿ๐š๐ช๐š๐๐š ๐œ๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š.

Adeegyadii iyo hawlihii ay ardaydu ka fuliyeen xerada waxaa ka mid ahaa:

1. ๐๐š๐š๐๐ก๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‡๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š (๐‚๐ก๐ข๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐’๐œ๐ซ๐ž๐ž๐ง๐ข๐ง๐ ):.
Ardaydu waxay sameeyeen qiimayn nafaqo oo carruurta ah, iyadoo la adeegsanayo cabbirro ๐€๐ง๐ญ๐ก๐ซ๐จ๐ฉ๐จ๐ฆ๐ž๐ญ๐ซ๐ข๐œ ๐š๐ก ๐ฌ๐ข๐๐š ๐Œ๐ข๐ข๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š (๐–๐ž๐ข๐ ๐ก๐ญ), ๐ƒ๐ก๐ž๐ซ๐ž๐ซ๐ค๐š/๐‰๐จ๐จ๐ ๐ ๐š (๐‡๐ž๐ข๐ ๐ก๐ญ/๐‹๐ž๐ง๐ ๐ญ๐ก), iyo ๐Œ๐ข๐-๐”๐ฉ๐ฉ๐ž๐ซ ๐€๐ซ๐ฆ ๐‚๐ข๐ซ๐œ๐ฎ๐ฆ๐Ÿ๐ž๐ซ๐ž๐ง๐œ๐ž (๐Œ๐”๐€๐‚),
iyo sidoo kale hubinta ๐œ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐š ๐ง๐š๐Ÿ๐š๐ช๐จ-๐๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง.

2. ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š (๐‚๐ก๐ข๐ฅ๐ ๐Œ๐š๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ฅ ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง): Hooyooyinka waxaa la siiyey wacyigelin iyo talooyin ku saabsan muhiimadda nafaqada wanaagsan, cunto isku-dheellitiran, naasnuujinta, quudinta dhammaystirka ah (complementary feeding), iyo hababka kor loogu qaadi karo caafimaadka iyo nafaqada carruurta.

3. ๐—๐จ๐ -๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง ๐†๐จ๐จ๐›๐ž๐ž๐ (๐…๐ข๐ž๐ฅ๐ ๐ƒ๐š๐ญ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง):Ardaydu waxay sidoo kale sameeyeen xog-ururin ku saabsan heerka nafaqada carruurta iyo heerka aqoonta iyo baraarugga hooyooyinka ee la xiriira nafaqada carruurta. Xogtan waxaa loogu talagalay in lagu helo faham ku saabsan xaaladda nafaqada iyo aqoonta hooyooyinka, taas oo gacan ka geysan karta qiimaynta baahiyaha nafaqo ee bulshada

Hawlahan waxay muujinayaan doorka muhiimka ah ee ardayda Waaxda Nafaqadu ku leeyihiin caafimaadka bulshada, ka hortagga nafaqo-darrada, wacyigelinta bulshada, iyo ururinta xogta caafimaad ee ku salaysan cilmi-baarista.
Sidoo kale, waxay ardayda siinayaan khibrad wax-ku-ool ah oo ay ku horumarinayaan xirfadahooda qiimaynta nafaqada, wacyigelinta bulshada, iyo cilmi-baarista caafimaadka.

08/08/2026

๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž
๐Š๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐‚๐“
๐“๐ฒ๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐’๐ฉ๐ž๐ž๐ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ž๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง

Natiijada kulankii 4 PM Class vs 7 PM-1 waxay noqotay sidan:

4 PM Class
- Total Accuracy: 44.1 points
- Total Speed: 130 WPM (Words Per Minute)

7 PM-1 Class
- Total Accuracy: 42.3 points
- Total Speed: 128 WPM (Words Per Minute)

Guushu waxay ku raacday 4 PM Class oo u gudbay wareega k**a dambaysta ah (Final).

๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž  ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐‚๐“  ๐“๐ฒ๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐’๐ฉ๐ž๐ž๐ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ž๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง  Natiijada kulankii *4 PM Class vs 7 PM-1* waxay noqotay sidan:*...
07/08/2026

๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž
๐Š๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐‚๐“
๐“๐ฒ๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐’๐ฉ๐ž๐ž๐ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ž๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง

Natiijada kulankii *4 PM Class vs 7 PM-1* waxay noqotay sidan:

*4 PM Class*
- Total Accuracy: 44.1 points
- Total Speed: 130 WPM (Words Per Minute)

*7 PM-1 Class*
- Total Accuracy: 42.3 points
- Total Speed: 128 WPM (Words Per Minute)

Guushu waxay ku raacday *4 PM Class* oo u gudbay wareega k**a dambaysta ah (Final).

speed Competition
One

07/08/2026

๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž
๐Š๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐‚๐“
๐“๐ฒ๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐’๐ฉ๐ž๐ž๐ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ž๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง

Bandhigii Ardayda ku matalaysa 7pm-1 class tartanka qoraalka degdega (Typing Speed Competition)

speed competition
one

07/08/2026

๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž
๐Š๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐‚๐“
๐“๐ฒ๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐’๐ฉ๐ž๐ž๐ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ž๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง

Bandhigii Ardayda ku matalaysa 4pm class tartanka qoraalka degdega (Typing Speed Competition)

speed competition
one

03/08/2026

๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž โ€“ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐Š๐จ๐ฆ๐›๐ข๐ฒ๐ฎ๐ฎ๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š
Waxay maanta furtay Tartanka Xirfadda Qoraalka Degdegga ah (๐“๐ฒ๐ฉ๐ข๐ง๐  ๐’๐ฉ๐ž๐ž๐ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ž๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง).
Tartanka wuxuu ka qabsoomay ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ-๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž
๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ ๐š๐š๐๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐š ๐Š๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐:
- 4:00 PM Class vs 7:00 PM โ€“1
- 6:00 PM Class vs 7:00 PM โ€“2
Kooxaha guuleysta waxay ku kulmi doonaan wareega k**a dambaysta ah ee tartanka la magac baxay Typing Speed Competition.

๐Œ๐š๐ก๐š๐๐ง๐š๐ช ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐š ๐๐š๐ฒ๐›๐ช๐š๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž ๐…๐จ๐จ๐ญ๐›๐š๐ฅ๐ฅ ๐‚๐ฎ๐ฉ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaynaa dhammaan ...
02/08/2026

๐Œ๐š๐ก๐š๐๐ง๐š๐ช ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐š ๐๐š๐ฒ๐›๐ช๐š๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž ๐…๐จ๐จ๐ญ๐›๐š๐ฅ๐ฅ ๐‚๐ฎ๐ฉ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaynaa dhammaan ardaydii ka qaybqaadatay ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž ๐…๐จ๐จ๐ญ๐›๐š๐ฅ๐ฅ ๐‚๐ฎ๐ฉ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”; kuwa garoonka ku metelay kulliyadahooda iyo sidoo kale ardaydii door kasta ka qaadatay hirgelinta tartankan. Dadaalkiinna, wada shaqayntiinna iyo taageeradiinnu waxay ahaayeen sababihii ugu waaweynaa ee tartankani u guulaystay.
Waxaad si dhab ah u muujiseen himiladii tartankan oo ahayd ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฌ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ ๐š๐ฅ๐ค๐š, ๐ฐ๐š๐๐š๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ญ๐ข๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž. Waxa kale oo aanu markhaati ka nahay in intii tartanku socday aad soo bandhigteen ๐š๐ค๐ก๐ฅ๐š๐š๐ช, ๐ž๐๐ž๐› ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ-๐ข๐ฑ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐ฆ mudan in lagu daydo.
Inkasta oo koox waliba u tartamaysay guusha, haddana tartanku wuxuu ku dhammaaday jawi walaaltinimo, ciyaar wanaag iyo is-qaddarin, taas oo ka tarjumaysa qiyamka ay Africa College ku taagan tahay.
Taasi waa guusha ugu weyn ee aan ku faanayno.
๐Œ๐š๐ก๐š๐๐ฌ๐š๐ง๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง. ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž ๐ฐ๐š๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ง๐ง๐š. ๐Ÿ’™๐Ÿ†

๐Œ๐š๐ก๐š๐๐ง๐š๐ช ๐†๐š๐š๐ซ ๐š๐กWaxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaynaa ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข Africa Coll...
02/08/2026

๐Œ๐š๐ก๐š๐๐ง๐š๐ช ๐†๐š๐š๐ซ ๐š๐ก
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaynaa ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข Africa College Football Cup 2026 dadaalkoodii, hufnaantoodii iyo wada-shaqayntoodii oo horseeday in tartanku si nabad ah, caddaalad leh, isla markaana guul ku soo dhammaado.
Mahadsanidiin dhammaantiin. โšฝ๐Ÿ†

Address

Street 7-Erigavo
Erigavo

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:30
Tuesday 08:00 - 21:30
Wednesday 08:00 - 21:30
Thursday 08:00 - 21:30
Saturday 08:00 - 21:30
Sunday 08:00 - 21:30

Telephone

+252907009660

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Africa College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category