22/04/2026
Kulliyada Waxbarashada Macaliminta Dollo Addo CTE
Kulliyada waxbarashada macaliminta Dollo Addo Collage of Teachers Education Dollo Addo
22/04/2026
19/03/2026
Ciid Mubaarak
Ciid Mubaarak
Ciid Mubaarak
Waxay Bahda Kuliyada Waxbarashada Macalimiinta oo ugu horeeyo Maareeyaha kuliyada ugu hambalyeyneyaan dhamaan umada muslimiinta farxada ciidul-fidriga sanadka 1447
Waxaan Alle ka baryeynaa in ciidan ciideeda nabad iyo barwaaqo nagu gaarsiiyo
Sidoo kale Waxaan Alle ka baryeynaa maalintan fadligeeda in Alle nagu siiyo Roob barakeeysan Abaartana Alle SW naga saaro .
Aamiin
Aamiin
Aamiin
23/10/2025
OGEYSIIS OGEYSIiS OGEYSIIS FURSAD WAXBARASHO
26/09/2025
OGEYSIiS OGEYSIIS OGEYSIIS
Waxaa dhaamaan Ardayda Regularka ah ee sanadka 2aad la ogeysiinaya waqtiga soo xarooshahooda.
Wixii faahfaahin ah kala socda Lifaaqan hoose
Mahadsanidiin
27/08/2025
15/07/2025
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
12/07/2025
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
07/07/2025
OGEYSIIS. OGEYSIIS. OGEYSIIS
Waxaa dhamaan Ardayda Qalinjabinaysay sanadka 2017 la ogeysiinayaa in maalinta xaflada qalinjabintu tahay 05/11/2017T.I Maalinta sabtida ah
Waxaan Leenahay HAMBALYO. HAMBALYO. HAMBALYO
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Jidka Suuf
Dolow