Ugu imoow MABKO alaab tayo iyo damaanad leh.
SAMO MEDIA
"Samo media"
Isku diyarinta MABKO ee maalmaha RAMADAN KA ee nagu soo aadan .
๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ถ๐ถ๐ป๐๐ผ๐ผ๐ฟ ๐ฒ๐ฒ ๐ด๐ผ๐ฏ๐ผ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐,
waxaa si baโan u saameeyay abaar daba-dheeratay oo keentay dhibaatooyin nololeed oo halis ah. Roob laโaanta soo noqnoqotay ayaa burburisay hab-nololeedkii bulshada ku tiirsaneyd beeraha iyo xoolaha
Hadaad helysid hooy mid baa hoy laan ah
Midbaa cuna la'an ah
Hadaad ku sadaqeysaneysid biyaha iyo baad ka
Waxaan u taaganhay in aan baahino codka dadka tabaleysan.
๐จ ๐ด๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฎ.
๐๐๐ง ๐๐๐๐ง ๐ ๐ ๐๐ช๐ก๐๐ ๐๐๐ฎ๐๐
Aan isku gargaarno
Samafale Geesey Arts Kfgs
Maamulka Degmada Diinsoor
IOM Somalia
๐๐ฎ๐ฟ๐ผ๐ ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป๐น๐ฒ barakacyasha ku nool kaamka barowdiile ayaa xaladooda meel xun kareysa ayagoo sheegy in gargar aa deg deg ah u baahanyihiin.
Hala soo gurmado walaala barakaca ku ah degmada
Waxa ugu daran oo aay wajahayaan ayaa ah biyo yari bas'an
Qof walbo oo gargaar la rabo wuu nala soo xiriiri karaa
IOM Somalia
World Food Programme
fans
SAMO MEDIA
K**a daalno baahinta baahiyaha ka jira degaanka.
Allow u gargaar
๐๐ผ๐ผ๐๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐๐บ๐ผ
Waxay kamid tahay dadka mardhow soo gaarey degmada diinsoor
Iyada oo sheegtay in aay ka dhamadeen xolihii aay dhaqan jirtay
Waxana codsaneysaa gargaar in loo fidiyo.
Maamulka Degmada Diinsoor
Following
World Food Programme
๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐๐ถ๐ป ๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป. ๐ก๐ฎ๐ณ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ ๐ต๐ฎ๐น๐ถ๐ ๐ธ๐ ๐ท๐ถ๐ฟ๐๐ฎ.
Qoysas badan waxay seexdaan bannaanka, iyagoo aan haysan wax ay ku badbaadaan. Carruur yar yar ayaa oohin la seexda, oohinna la toosa.
IOM Somalia
Idiris Alteeso
Following
๐๐ผ๐๐ผ๐ฟ ๐พ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐
Hassan oo kamid ah Gudiga kaamka Biille 2
Ayaa ka mahad naqay biyihii dhamintii saka aan u sameynay anaga oo ka wakiil ahaa
Jaliyada ku sugan ๐๐๐๐ฒ๐ถ๐ oo ka soo jeeda degmada diinsoor.
๐๐๐๐๐ ๐พ๐๐ก๐๐ฃ๐
Qaar kamid ah hooyoing ku nool kaamka barkacayaasha ayaa mahad Celine u diray jaaliyada Kuwait kuwaas oo ka soo jeeda degmada diinsor
SAMO MEDIA
IOM Somalia
Following
Samafale Geesey Arts Kfgs
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Diinsoor