15/10/2021
Furitaanka iskuulka Dugsiga Sare Sheikh Hussein ee Degmada Diinsoor Halkaas Ay Kaga Soo Qeyb Qaateena Bulshada Ku Dhaqan Degmada Diinsoor Waxaana Kamid Ahaayeen Maamulka degmada, Culumaaudiinka, Odey dhaqameedyada, Haweenka Iyo Qeyb kamida Ururka Dhalinyada
15/10/2021