19/11/2025
Dhuusamareeb.19/11/2025.
Waxaa si habsami leh uga socda MACHADKA BARASHADA QIRAA’AADKA &CULUUMTA SHAREECADA xaruntiisa Magaalada DHUUSAMAREEB,Imtixaankii Shahrul-Awal Ee Fasalka Labaad.
Imtixaankaan Bilaha ah waxaa si wadajir ah u gelaya dhamaan Mustawayaadka Machadka.
Dhamaan waxaan u rajynaynaa Ardayda qaybahooda Kala duwan guul.
20/09/2025
يسعى معهد العيدروس لتعليم القراءات والعلوم الشرعية بمشاركة بناء أجيال متسلحين بالعلم النافع المصحوب بالعمل الصالح،والمعرفة بمختلف العلوم الشرعية أوالمادية ليساهم إعادة شرف المسلمين،ومجدهم على المستوى العالمي.
وهذا الطموح لايأتي من فراغ،بل بفضل الله وبوجود كوكبة من المعلمين المتميزين أصحاب الكفاءة والخبرة، الذين لا يعرفون الكسل والملالة،لكى يقدمو طلبتهم خلاصة فكرهم ومعرفتهم ليكونوا روادًا في العلم والأخلاق،والوعي والفكر الثاقب.
17/09/2025
17/9/2025" 25 ربيع الأول 1447 هـ
✶MUNAASABAD MAWLIDKA EE MACHADKA AL CAYDARUUS✶
waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka dhacay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taasi oo lagu xusaayey munaasabada mawlidka nabiga
{nnkh}
Munaasbadaan oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka, Mucalimiinta iyo ardayda Machadka Barashada qiraa'aadka iyo
culuumta shareecada Ee Al-Caydaruus- laantiisa Dhuusmareeb
ayadoona ay kasoo qayb galeen Xildhibaano,Mashaa'ikh,Mucalimiin iyo marti sharaf kaladuwan,ayagoona goobta ka jeediyey kelmado k ku saabsan siirada nabigeena {NNKH}
10/09/2025
Qamiis: 10/9/2025
Bari oo qamiis ah madaarista taxfiidka qur aanka kariimkaa ee hoos tagta mu asasa sare ee Al caydarus xaruntooda dhuusamareeb ayaa kubalansan kulan wayn oo loogu ixtifaalayo dhalashada suubanaheena Maxamed: SCW munaasabadda oo kadhacaysa masjidul curwa ee xaafadda dayax ayay kumidaysan yihiin dhamaan madaarista taxfiidka ee caydarus Dhuusamareeb waxaana kaqayb galaya mashaaiqda ugu waa wayn ee magaalada dhuusamreeb
25/08/2025
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajacuun
Maamulka machadka Al ceydarus xaruntiisa dhuusamreeb. Macalimiinta iyo guud ahaan ardayda waxa ay ticsi tiiraanyo leh udirayaan ustaad Maxamed C/wali siyaad oo awaygii Siyaad Cosoble maanta kugeeryooday magaalada dhuusamreeb ee xarunta dowlad goboleedka galmdug. Waxaan marxuumka ilaahay uwaydiinaynaa in uu janatul fardowso galiyo dhamaan qoyska iyo qaraabadana waxaan ilaahay samir jamiila hasiiyo