17/07/2025
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug ayaa olole wacyi-gelin ah ka fulisay deegaanka Olol oo hoos taga Degmada Dhuusamareeb, si loo kordhiyo tirada ardayda dhigata dugsiga.
Ololaha oo ay hogaaminayeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda ayaa waxa so agaasimay gudiga walidiinta degaanka iyo maamulaha iskuulka waxaana kasoo qeeb galay macallimiin, waalidiin, odayaal iyo dhallinyaro.
Ujeedada ololaha ayaa ahayd:
1. In bulshada lagu dhiirrigeliyo inay carruurtooda keenaan dugsiyada,
2. In sare loo qaado wacyiga muhiimadda waxbarashada, gaar ahaan tan gabdhaha,
3. In fursado loo abuuro carruurta aan weli dugsiga aadin.
Doorka Wasaarada ee ku aadan wax barashada miiga fog ayaa soo dhalaalaya sanadihii dambe waxaana
Ku amaanan waziir dhoore
12/07/2025
Ustaad Ismaciil Abukar Iman Olol Primary School 🤝
Sharaf weyn ayey noo tahay in Ustaadka uu
ka mid noqdo barayaasha iskuulka wa macalin wax dhigaayay in ka badan 15 sano
Degaano kala duwan ay somalidu dagtana kasoo Shaqeyay waxan rajeyneynaa wax badan in uu kuso kordhiyo hormarka wax barasho iskuulka
Soo dhawoow🤝
29/05/2025
Xaflada xiritaanka sanad dugsiyeedka 2024_2025 oo ay soo qaban qaabiyeen gudiga walidiinta iskoolka ayaa ka dhacday gudaha iskuulka olol
waxaa kasoo qeeb galay dhamaan walidiinta macalimiinta dugsiyada qur'aanka oo door muhiim ah ka ciyaara sare uqadista wax barashada degaanka
Iyo marti sharaf kale oo bulshada qeýbeyheyda kala duwan ka kala socday
Inta ay xaflada socotay waxa shaado sharaf lagu doonsiyay qaar ka mid shaqalaha iskuulka macalimiinta iyo walidiinta si wangsan howlah iskuulka ka socda uga shaqeeya
Dugsiga aya todobaadka dambe ka bilaban doona imtixanka naqliga ah markaa kadib ardeyda ayaa fasax gali doono
Dhamaad
11/01/2025
Waxaa maanta si toos ah ugu bilowday xarunta Dugsiga Olol Primary School imtixaanka Dhexe (Mid term exam) ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 dhamaan ardayda dugsiga nasiib wacn
Olol Primary School
23/12/2024
Subax wangsn
Tabuurka sakay
16/12/2024
Mamulka macalimiinta iyo gudiga wax barashada iskuulka oo manta gaarsiyay ardeyda wax ka barta iskuulka Olol
Agabka wax barshasho oo ay ugu tala gashay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug si sare logu qaado aqoontoda wax barshada ardeyda
Mahadsanidiin
Lawadaag saxibada 👉