Midowga Ardayda Dugsiga Ablaal Dhuusamareeb

Midowga Ardayda Dugsiga Ablaal Dhuusamareeb

Share

Ku soo dhowow bogga midowga ardayda dugsiga Ablaal dhuusamareeb

24/09/2023
Photos from Ablaal primary and secondary school Branch Dhusa Marreb's post 24/09/2023
24/09/2023

๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐ฆ๐จ
Waxaa ka banaan xarumaha dugsiga Ablaal ee Galgaduud Barre dhiga madooyinka Biology iyo Chemistry.
1- Biology and Chemistry (1 Macalin)
๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐›๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐ช๐จ๐๐จ๐›๐š๐๐š๐ง:
1- In uu ka soo baxay kulliyad waxbarasho uuna haysto Shahaadada heerka 1-aad ee waxbarashada (Bachelor Degree ) iyo wixii ka sareeyo maadada uu u ku shaqayn doono.
2- In uu leeyay qibrad Macalinimo ugu yaraaan 5-sano.
3- In laheli karo waqtiga daruustu socoto oo dhammaystiran (Full-Time)
4- In uu awood buuxda u leeyahy qorshaynta, gudbinta iyo maaraynta fasalada uu dhigi doono
Fadlan ku soo hagaaji cvgaaga emailka hoos ku qoran.
๐†๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: [email protected]
๐—ง๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ฝ๐—ต๐—ผ๐—ป๐—ฒ:
252 615156116
252 613032121
252 618572503
252 61 8773509

09/08/2023

Guul wacan

๐—ข๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ
Dhamaan dadka ku nool caasimada ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ž๐ž ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ซ๐ž๐ž๐› iyo deegaanad u dhow Waxaa la ogaysiinaya in dugsiga hoose, dhexe & sarre ee ๐—”๐—ฏ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น Faraciisa ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ซ๐ž๐ž๐› isaga oo fiirinaya baahida looqabo waxbarasho tayo leh in uu xarun cusub ugu hirgeliyey bulshada xaafad waynta ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ-๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ.
Wixii Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir telefanada ganacnta ama emailka dugsiga ee hoos ku xusan.

615156116/613032121/615998620/618572503/0616394503
[email protected]
.

05/08/2023

Hambalyo Hambalyo

Waxaan farxada la qaybsanayna dhamaan ardayda Dugsiga Ablaal Faraciisa Dhuusamareeb Gaar ahaan Ardayda Imtixaanka shahadiga ee 8aad iyo 12aad oo Dhamaantood ku Gudbay imtixaankoodii qaran.
.

20/01/2023

Waxa aan gaarnay 4000 kun oo followers ah.
MAHADI HA IDINKA GAADHO DHAMAANTIIN.
.


19/01/2023

HAMBALYO WAXAA GAARNAY 500 OO FAMILY AH

16/10/2022

Hambalyo xulkeenna Soomaliyeed qaasatan ciyaartoyda 17 jirrada ee guusha ka keenay koobka CECAFA U17 2022.

Want your school to be the top-listed School/college in Dhuusamarreeb?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Dhuusamarreeb