01/12/2025
Daarei International College waxa uu bilaabay Koorsada Speaking English, taas oo loogu talagalay ardayda doonaya inay si degdeg ah u horumariyaan hadalka iyo kalsoonida ay ku isticmaalaan Ingiriisiga. Koorsadani waxay ku baraysaa sida aad si fudud ugu hadli karto, u saxdo dhawaaqyada, u hagaajiso lahjadaha, isla markaana aad ugu diyaar garowdo shaqo, jaamacad, iyo nolosha maalinlaha.
Waxaad iska diiwaangelin kartaa: https://daarei.com/register/
30/05/2025
π FURSAD QAALI AH OO AAN LAGA MAARMI KARIN! π
WORKSHOP GAAR AH | JUNE 2025
Daarei International College waxay kuu diyaarisay seminaar xiiso badan oo cinwaankiisu yahay:
π§ "Sidee Naftaada U Horumarin Kartaa?"
π¬π§ How Can You Develop Yourself?
Waxaa laga wada hadli doonaa:
β
Fahamka Nafta iyo Hadafka Nolosha
β
Horumarinta Kalsoonida Nafta
β
Maareynta Waqtiga iyo Mudnaanta
β
Dejinta Hadafyo La Gaari Karo
π¨βπ» Ka Qaybgal: Ardayda, Shaqaalaha, iyo Dhallinyarada Doonaysa Horumar!
π Goobta: Daarei College - Main Campus, Muqdisho
π
Taariikhda: Bisha JUNE 2025
π¬ Is Diiwaan Geli Hadda:
π https://forms.gle/s9FSb6GvLAsy6Xr49
π La Xiriir: 619733778 / 619733772
π§ [email protected] | [email protected]
02/05/2025
π Ku biir Diploma-ka Computer Skills ee Online-ka ah! π»
Ma rabtaa inaad barato xirfadaha kombiyuutarka si aad ugu tartanto suuqa shaqada?
International College waxay ku siinaysaa fursad qaali ah oo aad online ku baran karto Diploma dhameystiran oo ku saabsan Computer Skills β Anywhere, Anytime!
β
Baro Microsoft Office (Word, Excel, PowerPoint)
β
La jaanqaad teknoolojiyadda casriga ah
β
Waxbarasho bilaabaneysa bisha May- 2025.
β
Qiime jaban + Flexible schedule
β
Casharo muuqaal ah, PDF, PPT
π Isdiiwaangeli maanta si aad uga mid noqoto ardayda!
π² ka soo dalbo link-ga hoose
https://forms.gle/Gaj5vMm7oMHTFDPj8
13/04/2025
Online English Course β April Intake 2025!
Admission Now Open!
fursad dahabi ah! Baro luuqadda English-ka si fudud, qiimo jaban, oo online ah.
Isdiiwaan geli maanta oo dhis mustaqbalkaaga!
Nagala soo xiriir link-ga hoose :
https://wa.me/252619733778
12/04/2025
The Modern Languages Department focuses on improving communication, reading, writing, listening, and speaking skills. Students study English for academic, business, and everyday use, progressing through courses that align with international standards such as the CEFR (Common European Framework of Reference for Languages). The program includes beginner to advanced levels, along with specialized modules in public speaking, academic writing, and conversational fluency. The goal is to enable learners to become global citizens who can communicate clearly and effectively in English across different industries and cultural contexts.
More more details contact us
https://wa.me/252619733778
06/03/2025
Shuraadaha:
1. Like post-gan.
2. Share 10 qof oo ku xiran adiga.
3. Like page-ka si aad u hesho warbixinno iyo talooyin waxtar leh.
21/09/2024
Hereβs a suggestion for a Facebook post by Daarei International College for the International Day of Peace :
π International Day of Peace 2024 ποΈ
At Daarei International College, we believe in the power of education to foster paix et understanding across borders. On this International Day of Peace, let's come together to reflect on how learning can break down barriers, build bridges, and create a more peaceful world.
ποΈ Study Anywhere, Anytimeβ* is more than just a mottoβitβs our commitment to creating opportunities for everyone to gain knowledge and promote peace in their communities.
Join us in spreading peace, unity, and kindness. Together, we can make the world a better place, one lesson at a time ! πβ¨
International Day of Peace, Daarei International College, Education for Peace, Study Anywhere Anytime.
This post ties your college's mission of online education with the theme of peace and unity.
26/08/2024
Open Admission: Barashada Luuqadda Ingiriisiga
Ka faa'iideyso fursadda isdiiwaangelinta ee barashada luuqadda Ingiriisiga! Isku qor hadda oo ku billaabo safarkaaga waxbarashada. La xiriir
www.daareicollege.com
61 9733778
619733772