17/05/2026
Machadka Xirfadaha iyo Farsamada Gacanta Galmudug Vocational Training Center oo horay looga bartay Xirfadaha Kala duwan ayaa bilaabayaa Koosooyin cusub.
Computer Basics (Aas-Aaska Kumbuyuutarka)
Graphic design and video editing (qeybta nashqada iyo muuqata sameynaa)
Computrized Accounting (Xisaabaadka Kumbuyuutarka)
Caafimaad ( gargaarka degdega iyo Sheybaarka)
Kusoo dhawaada Machadka
28/02/2026