Dugsiga H/Dhexe Ee Al-Nuur

Dugsiga H/Dhexe Ee Al-Nuur

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga H/Dhexe Ee Al-Nuur, Education, main streat, Near Golis telecom, Dhahar.

dugsiga alnuur primary and intermediate school waa mid kamid dugsiyada ku yaal degmada dhahar ee caasimada gobolka haylaan, dugsigu wuxuu ka koobanyahay qaybta quraanka , xadaanada , dugsi hoose, dugsi dhexe.

06/01/2026

Dugsiga Al-nuur oo soo gaba gabayey maanta 6/1/2026 imtixaanka qur,aanka oo soconayey muddo 3 beri ah

31/08/2025

Bilawga sannad dugsiyeedka cusub ee Dugsiga Dugsiga H/Dhexe Ee Al-Nuur 2025-2026.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir 907550093-906049935

28/08/2025

Ogaysiis:
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada ku nool magaalada dhahar in diiwaan galinta ardayda cusub ay Ka socoto
xarunta Dugsiga H/Dhexe Ee Al-Nuur

27/08/2025
24/08/2025

Furitaanka sannad dugsiyeedka cusub ee Dugsiga Dugsiga H/Dhexe Ee Al-Nuur 2025-2026.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir 907550093-906049935

20/08/2025

Shaacinta natiijada imtixaanka finalka ah ee 2024-2025
Beri oo khamiis ah Kuna beegantahy taariikhdu 21/8/2025

Guul iyo gobonimo urajayn ardayda Dugsiga H/Dhexe Ee Al-Nuur

31/07/2025

WARGELIN

WASAARADDA WAXBARASHADA & TACLIINTA SARE EE PUNTLAND WAXA AY MAANTA OO KHAMIIS AH SHAACINAYSAA NATIIJADA IMTIXAANKA FASALKA 8-AAD EE SANNAD-DUGSIYEEDKA 2024/2025.

Dugsiga H/dhexe ee alnuur School waxa uu dhammaaan ardayda urajaynayaa natiijo ay ku farxaan.

02/05/2025

Shaacinta jedwalka qur,aanka ee dugsiga alnuur degma dhahar

Want your school to be the top-listed School/college in Dhahar?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Main Streat, Near Golis Telecom
Dhahar