05/04/2023
Habalyo hambalyo dhamaan ardayda iskuulka mubaarak 2 dhahar waxan habalyo iyo bogaadin u dirayaa ardayda kaalmaha h**e kagashay imtixaanki mid term ka oo jaa,isooyin iyo abaalmarimo kala duwan kaqaatay iskuulka xaflad loogu qabtay dhamaan waalidiinta macalimiinta ardayda horay usocda guul baan idiin rajaynaya
26/12/2022
Ururka dhalinyarada kahiye ee magaalada dhahar ayaa iskuulka ku caawinay dhir hadana waxa naga dhiman qalabki lagu beeri lahaa cidii nagala qayb qaadanaysa waan soo dhoweyn
26/09/2022
Waa arday kamida iskoolka oo kuguda jira halgankodi wax barasho masha allah horay usocda
26/09/2022
Waa xaqiiq ka fa'idaysi wacan
01/01/2022
Bismilaal
Waxan saaka kulan qiima leh laqaatay waalidiinta iyo gudiga dugsiga
Anigoo ah iskuulka .Anagoo ka arinsanayna diyaargarawgi imtixaanka 'fasaxa lageli doono- dardargelinta wada shaqaynta iskuulka iyo waalidiinta aadna waxaan ugu hambalyeynayaa ardayda imtixaanka ufariisanaysa inay guulaystaan inshaa allah