Al aqsa school

Al aqsa school

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al aqsa school, College & University, Dhahar.

Photos from Al aqsa school's post 07/05/2026

khamiis 7/5/2026

waxaa maanta Al aqsa school Dhahar kabilaamay Intixaankii Termka 2aad Ee sanad dugsiyeedka 2025--2026
Dhamaan ardayda waxaan urajaynayaa guul.

Alaa mahadleh.

26/04/2026

Jadwalka imtixaanka fasalka 8aad.

22/04/2026

Ustaad::Awil gurxan.
The seven Actions Necessary.

10/01/2026

[Ardaygaan daddaalini marbuu
Dibinta ruugaa ye].

Waa inaan kudadaalno waxbarashada.

Photos from Al aqsa school's post 07/01/2026

Exam TERM one :
Al aqsa School dhahar
Dhaman ardayda waxaan urajaynayaa guul insha alh.

21/11/2025

Hambalyo
Maalinta macalimiinta soomaaliyeed.

15/11/2025

Tacsi. 😢

Inaalilaahi wa,inaa ilaahi raajicuun
Geeri xanuun badan waxaa geeriyooday Maxamed Xasan abdullaahi oo kamid ahaa ardayda dhigata Dugsiga Al aqsa school Ee Degmada Dhahar
Fasalka 5aad .

Ilaahay ha,unaxariisto dhamaan ehelkii , qaraabada
Maamullka iyo macalimiinta Al aqsa samir iyo iimaan ilaahay hakasiiyo aaamiin aamiin. 😔

Photos from Al aqsa school's post 11/11/2025

Science class.seven.
Ustad gallan.

03/11/2025

Fertilization in fllowering plant🌼
Ustaad:awil gurxan.

01/11/2025

Class 6
Social Drowin Map of Somalia.

Want your school to be the top-listed School/college in Dhahar?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Dhahar