31/12/2025
Dugsiga al-misbaax dhahar مدرسة المصباح طهر
Iskuulka misbaax degmada dhahar waxay hanbalyo udirayan Macalin miintiisa iyo maamulkiisa iyo ardayd
31/12/2025
31/12/2025
Shalay subax oo taarriiqdu kubeeknayn 30 /12/ 2025 waxa kadhacay iskuulka almisbaax degmada dhahar xaflad laguu soogunaanudayay tar soobilawday bishii 9aad 5/2025 kana qeeb galen 2 ilaa6 aad guushu waxay raacday fasalka 6aad waxan leeyahay dhammaanteen wan guulaysanay isha allaah balanteenu waa teeramka 2aad tartankeeni oo siisocda
24/08/2025
Ogaysiis ogaysiis ogaysiis beri oo ah maalin isniin ah taariiqduna tahay 25/8/2025 waxa lafuraya dugsiga hoose dhexe ee almisbaax bushi waynta dhahareed iskuulku wuxu qaadanaya arday cusub isqoristu waysocota sodhawaada
08/05/2025
Waxa maalinti 2aad kasocda dugsiga almisbaax imtixanka teeramka 2aad 2024_2025 8/5/2025 ardayda guul ayan urajaynaya
26/04/2025
Iskuka almisbaax wuxu halkan hanbalyo ugudiraya faadumo warsame oo kasocotay iskuulka abuubakar tartanka iskuukaadka 8aadka kaalinta 1aad kagashay faadumo waxay kamid ahayd mirihi almisbaax xadaano ilaa 5aad waxan leeyahay hanbalyo
Ogsiis ogaysiis ogaysiis wuxu ogaysinaya iskuulka almisbaax waalidka inuu iskuulka manta inuufasax yahay galinka h**e ilaahay haynoosiyaadiyo raxmada nahaysa الحمد لله مطرنا بفضل الله
28/03/2025
Hanbalyo sumayo c/rasaaq yuusuf oo kasocotay iskuulka almisbaax dhahar kagashay kaalinta 2aad 20tanka jis quraanka kariimka ah allaah kuxifdiyo aduun iyo aakhiro
14/01/2025
Allaah aya mahad oodhan usugnaatay waxa manta inooso idlaaday imtixanka teeramka 1aad 14 / 1/2025 ardayda waxan urajaynaya guul dugsiga hoose dhexe ee almisbaax
03/11/2024
Waxa maalinti 2aad kasocda dugsiga hoose dhexe ee almisbaax imtixanka bilaha ah ardayda waxan urajaynaya guul
28/08/2024
Ogaysiis ogaysiis ogaysiis waxa la ogaysinaya bulshawaynta dhahareed in uufurmayo malin sabtida oo tariqdu kubeegantahay 31/8/2024 dugsiga almisbaax sidokale dugsigu wuxu qaadanaya arday cusu isqoristu waxay kasocota xarunta dugsiga sodhawaada gacma furan kusodhawada
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Dhahar