Bahrain College -Dhahar

Bahrain College -Dhahar

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bahrain College -Dhahar, Education, Dhahar.

26/08/2023

OGAYSIIIS MUHIIM AH
معهد طهر للعلوم الشرعية والتدريب المهني في مدينة طهر Ayaa qaadanaya Arday Cusub , Is qoristu way socotaa Ee Fadlan H**e u gaadh,

Sidookale Duruustu waxay dib u bilaamaysaa isniinta 28/08/2023 .

03/07/2022

Waxbarashada Dadka waawayn Ee BAHRAIN COLLEGE DHAHAR, Duhurkii 1:40pm

06/06/2022

BAHRAIN COLLEGE DHAHAR "Wuxuu idiin soo kor dhiyay qaybta dadka waa-wayn Oo duhurkii baxaysa Ka faa'iidaysi wanaagsan.

04/06/2022

KA FAA'IDAYSO BAHRAIN COLLEGE OO HEL WAXBARASHO TAYO LEH

Education is the most powerful weapon which you can use to Change the world

Guushu waa fursada iyo Diyaar garawga oo la isku daray Maanta waqti baan haysanaa

03/06/2022

KA FAA'IDAYSO BAHRAIN COLLEGE

02/06/2022

MAANKA DADWAYNUHU MA MOOGAAN DOONO BAHRAIN COLLEGE

31/05/2022
31/05/2022

OGAYSIIS---------OGAYSIIS----------OGAYSIIS

Bahrain college Waxa uu ogaysiinayaa dhamaan bulsha waynta ku dhaqan Degmada dhahar in caawa oo arbaca soo galayso Taariikh duna ku aadan tahay 01/06/2022 la furayo college ka toosna loo bilaabi doono casharada : ENGLISH & XISAABTA
is qoristu waxay ka socotaa Xarunta college ka

Ka faa'iidaysi wacan. kala xiriir 090-7443434 ama Liban M Boos .

29/05/2022

Ku soo dhowoow Bahrain college oo lagaaga furay Degmada dhahar xaafada Horseed galbeed ka masjidka salaaxu-diin Al-Ayuubi

Waxa laguu Diyaariyey maadooyinka kala ah:
ENGLISH , XISAAB IYO COMPUTER KA qaybihiisa kala duwan

Diiwaan gelintu way socotaa ee Fadlan kala xiriir: 090-7443434

24/05/2022

Hooyo iyo Aabo Ha moogaanina Bahrain college oo la gaar ubadkaaga siina gaarsii cid kasta oo danaynaysa

kala xiriir : 0907443434

Want your school to be the top-listed School/college in Dhahar?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Dhahar