Abubakar-saddik Primary And Intermediate School-Dhahar

Abubakar-saddik  Primary And Intermediate School-Dhahar

Share

school

Photos from Abubakar-saddik  Primary And Intermediate School-Dhahar's post 25/04/2025



Maamulka iyo macalimiinta dugsigu
waxa uu hampalyo iyo bogaadin udirayaa ardayda kala ah

Fadumo warsame cisman
oo kaalinta kowaad ka gashay imtixaankii fasalada 8aad ee dhahar kuna baasatay 97.8%

Iyo
Fadumo khalif ducale oo kalinta 4aad ka gashay kuna baastay 96%

Iyo cabdillaahi maxamud cumar kke
Oo kaalinta 5aad ka galay kuna baasay 94%
Abubakar-saddik Primary And Intermediate School-Dhahar

24/08/2024

Lasocod wanaagsan✅

بسم الله الرحمن الرحيم
OGAYSIIS MUHIIM AH
Maamulka Abubakar-saddik Primary And Intermediate School-Dhahar
Ustaad c/lhi axmed yaasiin
waxa uu ogaysiinayaa bahda waxbarshada schoolka in waxbarshadii sanad dugsiyeedka 2024/2025 ay toos ubilaaamayso taariikhdu marka ay tahay
25/8/2024
Oo Ku beegan maalin beri ah
Axad
hadaba waxaa lagu boorinayaa ardayda iyo waalidiintaba in ay ilaaliyaan waqtiga furitaanka schoolka
907 443 444
+252907791238
Wabillaaahi tawfiiq

05/08/2024

بسم الله الرحمن الرحيم
OGAYSIIS MUHIIM AH
Maamulka Abubakar-saddik Primary And Intermediate School-Dhahar
Ustaad c/lhi axmed yaasiin
waxa uu ogaysiinayaa bahda waxbarshada schoolka in waxbarshadii sanad dugsiyeedka 2024/2025 ay toos ubilaaamayso taariikhdu marka ay tahay
25/8/2024
Oo Ku beegan maalin beri ah
Axad
hadaba waxaa lagu boorinayaa ardayda iyo waalidiintaba in ay ilaaliyaan waqtiga furitaanka schoolka
907 443 444
+252907791238
Wabillaaahi tawfiiq

Photos from Abubakar-saddik  Primary And Intermediate School-Dhahar's post 30/07/2024

مدرسة أبوبكر الصديق لتحفيظ القرءان الكريم والتعليم الأساسية
Dufcadii 12aad
HAMBALYO IYO BOGAADIN

ASC
Maamulka iyo macalimiinta dugsiga
Abubakar-saddik Primary And Intermediate School-Dhahar waxay hamblyo udirayaaan guud ahaan bahda waxbarshada iskuulka iyo 69kii arday ee ka qalin badalatay fasalka 8aad ee iskuulka una gudbay fasalka kowaad ee dugsiga sare waxaad muujiseen dadaal fara badan waxaad soo hoyseen guulo fara badan
Sidoo kale waxaan hambalyo udinaynaa waaalidiinta usoo dhabar adaygay diyaarinta ubadkooda

23/11/2023

Khamiis 2023/11/23
Nihaal maxamuud cali

Photos from Abubakar-saddik  Primary And Intermediate School-Dhahar's post 02/06/2023

بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
OGAYSIIS MUHIIM AH
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan waalidiinta iyo ardyda dugsiga
Abubakar-saddik Primary And Intermediate School-Dhahar
In maalinta berri ah oo ay bishu tahay
Sabti 2023/6/03
Dib loo furi doono iskuulka

Mahadsanidiin

Photos from Abubakar-saddik  Primary And Intermediate School-Dhahar's post 19/04/2023

Talaada
2023/4/18
Asc
Dhamaan maamulka maclimiinta
Dugsiga Abubakar-saddik Primary And Intermediate School-Dhahar waxay hambalyo iyo duco udiryaaan ardaydii ka qayb gashay tartanka quraanka kariimka ah ee degmada dhahar ee ka socotay madaradasada kuwaas oo kaalmo h**e ka galay taratankan
1:C/laahi maxamed yuusuf 10Jus kaalinta 2aad
2:Maxmuud siciid maxamed 5Jus
Kaalinta 3aad
3:C/salaam maxamuud siciid Tafsiir
Kaalinta 4aad
Allaaah haydin xifdiyo dhamaantiin

Photos from Abubakar-saddik  Primary And Intermediate School-Dhahar's post 01/02/2023

Arbaca 2023/2/01 Teeramka 2aad
Ogaysiis Muhiim ah
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda maalidiinta dugsiga
Abubakar-saddik Primary And Intermediate School-Dhahar
In iskuulku furan yahay maanta oo ay taariikhdu tahay
2023/2/01
Wxaa lagu baraarujinayaa ardayd iyo waalidiinta in duruustu bilaabanayso isla maanta

Photos from Abubakar-saddik  Primary And Intermediate School-Dhahar's post 31/12/2022

2022/12/31 Sabti
Asc dhamaan ardayda iyo waalidiinta Abubakar-saddik Primary And Intermediate School-Dhahar
Waxaa lagu wargalinayaa in uskuulku fasax yahay saaka

15/11/2022

Inaa nillaaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Maamulka macliinta dugsiga
Abubakar-saddik Primary And Intermediate School-Dhahar waxa uu tacsi udirayaa qoyskii qaraabadii caruurtii uu ka baxay allaaah haw naxriistee marxuum faysal dhaale
Caruurtiisa oo ka mid ah ardyda schoolka
Shahad faysal dhaale
Shucayb faysal dhaale
Jamac faysal dhaale
Sakariye faysal dhaale
Maido faysal dhaale
Allaaah samir iyo iimaan ha idin ka siiyo aabe
إنالله وإناإليه راجعون

Photos from Abubakar-saddik  Primary And Intermediate School-Dhahar's post 09/11/2022

Arbaca
2022/11/09
Booqashadii gudoomiyaha mu.asasada minhaaj ee gobolada sanaag iyo haylaan
Sheekh Cawil Cali Ciise
Uu ku yimid Abubakar-saddik Primary And Intermediate School-Dhahar

Want your school to be the top-listed School/college in Dhahar?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


0907443444
Dhahar
7443444