مدرسة دار البيان لتحفيظ القران الكريم والتعليم الاساسي
Dugsiga daarul-bayaan ugu imaw wax baris tayo leh :1=barashada qur'aanka 2=luuqada carabiga 3= higaa
Barashada higaaddu waa asaaska barashada qur'aanka kariimka ah iyo luuqadda carabiga
25/02/2026
Dahabshiil Group Oo $50,000 Ku Taageertay Gurmadka Abaaraha Waqooyi Bari.
Dahabshiil Group ayaa noqotay shirkaddii ugu horreysay ee si degdeg ah uga falcelisa baaqii ka soo baxay guddida gurmadka abaaraha ee Waqooyi Bari.
Tallaabadan ayaa caddeyn u ah sida ay shirkaddu uga go’an tahay qaadashada doorkeeda bulsho iyo garab istaagga dadka ay saameeyeen xaaladaha bani’aadamnimo ee ka dhashay abaaraha.
07/01/2026
Maanta oo taariikhdu tahay 2026/01/07 waxaa maalintii labaad socda imtixaankii term1
Ee sannad dugsiyeedka 2025/2026
09/04/2024
Maashaa allah waxaan uga hambalyeynaynaa muxammad cabdulqani axmad kana mida ardada dhigata dugsiga albayaan oo kaalinta labaad ka galay tartankii tafsiirka qur'aanka kariimka ee saddexda jus
Ee ay ku tartameen 15 arday laguna qabtay degmada dhahar
Masha allah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Dhahar