13/06/2019
Machadka Barashada Xirfadaha iyo Talobixinta ee Oriental Professional Training and Consultancy Xaruuntiisa wuxuu kugu Bushaaraynayaa inuu kuu keenay Waxbarashii ugu Danbaysay 2019, oo aad helaysid Aroortii, Galabtii iyo Habeenkii intaba. in- weeye Dhamaan Courses-ku, Hel Waxbarasho Qiimo Jaban Tayadeeduna aad u Sarayso.
Waxa uu Bixinayaa College-ku koorsooyinka Hoosta ku Qoran:-
Training Courses you will get of Completion after you study.
1. Logistics and Supply Chain Management
2. Project Planning and Management
3. Research Methodology
4. Monitoring and Evaluation
5. Financial Accounting 1 & 2
6. Computerized Accounting Packages
7. Project Proposals
8. Public Speaking and Presentation
9. Modern Office Management
10. Microsoft Office 2013 Training
11. Sales and Marketing Training
12. Marketing Training
13. Disaster Management Training
14. Training and Consulting in NGOs
15. Peace and Conflict Resolution
16. Data Analysis and management using SPSS and Excel
17. Public Sector Audit Training
18.Tax Design and Administration Training
19. Public Expenditure Management Training
20. Business Management Training
Courses leh Qaybo kala Duwan oo kala ah:-
1= Beginners Audio and Visual English
2=Intermediate Audio and Visual English
3= Advanced Audio and Visual English
Program Courses are Available, Three Semester and each Semester is three Months approximately.
1. Diploma of Accounting and Finance
2. Diploma of Logistics and Procurement
3. Diploma of Public Financial Management
4. Diploma of Public Administration
5. Diploma of ICT
Hadaad Danaynayso koorsooyinkan Oriental Professional Training H**e ugaadh Waxaa Socda hada isdiiwan Gelintii Bisha July 2019, Kala soo xidhiidh wixii Faahfaahin Dheeriya Number-kan +252906619622 ama Nagu Soo Booqo Xafiiska College oo kuyaal agagaarka Isbitaalka Carafaad.
[email protected]
PUNTLAND- Garowe 1 August Village Near to Carafaad Hospital Garowe.
Waad Mahadsan tahay.
Share, like and leave Comments
09/05/2019
Smart international college
01/02/2019
Top 10 Tips to Write a Great Project Proposal
=========================================
A great project proposal is the first step to get funding for your ideas. But what makes a great project proposal? In this training, we combined our 10 best tips for a great proposal. If you follow these steps and are persistent in your effort to get better, we are sure success will come eventually!
27/06/2018
A LOVE history
Anna is talking to her Father. “Papa”, Anna says. I am in love, and I want to get married. I want to marry lztok.”
“iztok “! Ann’s father says. “No! You cannot marry lztok.
He is an artist. Artists don’t make a lot of money.”
Marry an engineer. Engineers make a lot of Money; anna tells iztok I can’t marry you. I’m going to marry an engineer.
iztok is silent for few minutes then he kisses anna ok he tells anna marry your engineer maybe he can make money but can he kiss? lztok
Walks a way. Anna marries an engineer she and her husband have three children but Anna is not happy with her husband she thinks about lztok every day istok gets married too. He and his wife have two children, but iztok isnot happy with his wife. He thinks about anna every day.
Many years later anna divorces her husband and lztok divorces his wife then lztok and anna get married anna is 45 years old and lztok is 51 they are not young but they are in love finally happy.
this lesson tell us the Engineers they only do their jobs but they don't prefer except their Jobs, isn't it. also tells us that true love never ending.
12/07/2016
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis !!
Dugsiga Golkhaatumo oo looga Bartay waxbarasho tayo leh, Kana aflaxeen Arday badan oo maanta Derejooyin kala duwan kahay Bulshada Dhexdeeda sida Haa'yadaha Ganacsiga iyo kuwa Caalamiga ahba. Wuxuu qaadanayaa arday cusub is Diiwan gelintuna waxay ka bilaabmaysaa August 1 2016. Sidoo kale waxaad ka helaysaa barashad Computer-ka oo si Casri ah laguu Barayo. Hamoogan hana k**aqnaan Dugsiga Golkhaatumo.
27/05/2016
GUUL IYO GEDDI LA IDINKU YAQIIN ARADAYDA DUGSIGA Golkhaatumo primary SCHOOL...
waxa berri bilaabmi doona (inshaAlaah) sabtida 28/05/2016 imtixaanki k**a danbaysta ahaa ee edega afaraad Dugsiga sare iyo ka dhexe ee sideedaad. Dugsiga Golkhaatumo school waxa berri ufdhiisan doona boqol iyo dhawr iyo toban arday imtixaanki shahaadiga ahaa ee galaaska udanbeya iskulka.
Hadaba sidii looga bartay oo h**e lo arki arki jiray ardaydan berri ufadhiisan doonta waxan urajaynaynaa guul inay kaso hooyaan. Weliba noqdaan kuwa aan h**e loo arag. Waxaan urajaynayaa dhamaan inay darajada ugu fiican gaadhaan.
Ardayda Dugsiga Golkhaatumo waa kuwo aad loo carbiyay. Lagu shubay aqoon tayo badan. Sido kale wa arday la siyay tabobar dhinacyo badan taabanaya. Sida inay noqdaan hogaan ama kuwo wax maamuli kara, meel walbay joogaan, inay noqdaan kuwa ugu fiican heerka aqooneed meel walbo ay tagaan. Sido kale waxay dhamaystirteen computerka iyo public speaking courses intii ay ku dhex jireen waxbarashadooda Sido kale waxa lagu ababiyay dhaqan iyo asluub suuban. Wax walbo ay tabayeen oo uu awooday maamulka iyo macaliminta iskulku si hagar la'aan ah ayay uheleen ardaydaasi.
Ugu danbayn Dugsiga Golkhaatumo o ah iskulka ugu Ardayda badan. Uguna tayada badan, sido kale ah iskulki gobolka. Ardaydiisu sannad walba waxay galaan kaalinta ugu saraysa. Taasina waa mid ay maamulka iyo macalimintu dadaalkoda ku gaadhsiyeen ardaydooda.
Guul iyo gobonimo.....
19/04/2016
GABAY KU SAABSAN DUGSIGA GOLKHATUMO Galxareeda meel guri cilmiya waa G/khaatumoe. waa goob tacliin iyo aqoon lagu gardaadshaye. waa naqa gargaradoo bixiyo goosad faraqwayne. waa gegi akhlaaq g**o fog iyo garasho taalaaye. dugsi guru samaad weeye iyo geedo hadhac Wayne. gurgurshaa hayina weeye gaadiid xoog badane. gardho oo dhashiyo weeye iyo caanihii
07/04/2016
Maamulayaasha qaaligaa we school ka golkhaatumo waxay halkan fariin ugadirayaan dhamaan ardayda qaaaligaa ee golkhaatumo school inay udiyaar garoobaan last exam kii sanad dugsiyeed ka 2015/2016 mahad sanidin dhamaan tiin
05/04/2016
Maamule ku xigeenka ahna Admin/financeka schoolka Golkhaatumo Mohamed Hassan. waxa uu halkan fariin uga Dirayaa dhamaan ardayda dhigata schoolka inay udiyaar garooban Sanad dugsiyeedka imtixaankiisi oo hada wakhti yari ka hadhsanyihiin
16/03/2016
Man sha Allaaaah waa school daw liya dad badana ay ka AF laxeeen