Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado

Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado

Share

Kani Waa Bogga Rasmiga Ah Ee Dugsiga Imamu-Malika Cadaado

Photos from Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado's post 20/08/2026

๐ŸŽ“ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ŸŽ“

Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan bahda Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐”๐ฌ๐ญ๐š๐ ๐†๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ, oo ka mid ah barayaasha Dugsiga Imaamu-Maalik Cadaado, oo si guul ah u dhammaystay Heerka 1aad ee Waxbarashada Jaamacadda.

๐”๐ฌ๐ญ๐š๐ ๐†๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ waxa uu sidoo kale ka mid yahay Ardaydii Dufcaddii 12aad ee ka qalin-jebisay Dugsiga Imaamu-Maalik Cadaado.

Waxaan Alle uga baryaynaa inuu u fududeeyo heerarka xiga ee waxbarashada, aqoontiisuna noqoto mid uu naftiisa, qoyskiisa iyo bulshada Soomaaliyeed ugu adeego.

Hambalyo Ustad Gallad

17/08/2026

๐ŸŽ“ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐ˆ๐˜๐Ž ๐๐Ž๐†๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐ ๐ŸŽ“

Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada Dugsiyada Imam-Malik waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐š๐๐ข๐ซ ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ, oo ka mid ah ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado, kaas oo sanadkan ku guuleystay Kaalinta 6aad ee Imtixaanka Mideysan ee ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug .

Guushan qiimaha badan waxay muujinaysaa dadaalka, kartida iyo juhdiga uu bixiyay Maxamed Cabdinasir, waxaana sharaf iyo farxad weyn noo ah in mid ka mid ah ardayda Dugsiga Imaamu-Maalik Cadaado uu kaalintan sare ka galo imtixaanka mideysan ee Galmudug.

Si gaar ah waxaan hambalyo iyo bogaadin ugu diraynaa ๐”๐ฌ๐ญ๐š๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐š๐๐ข๐ซ ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ, oo ah aabbaha Maxamed, isla markaana ka mid ah barayaasha laf-dhabarta u ah Dugsiga Imaamu-Maalik Cadaado. Doorkiisa macallinnimo iyo kaalinta waalidnimo ee uu ku leeyahay guusha wiilkiisa.

Waxaan Maxamed Cabdinasir u rajaynaynaa guulo kale oo waaweyn, horumar joogto ah iyo mustaqbal ifaya. Sidoo kale waxaan hambalyo u diraynaa waalidkiis, macallimiintiisa iyo dhammaan bahda Dugsiyada Imaamu-maalik.

Hambalyo Maxamed!
Hambalyo Ustaad Cabdinaasir!
Hambalyo Dugsiga Imaamu-Maalik Cadaado! ๐ŸŽ“
Midowga Ardayda Dugsiyadda Imam-Malik
Dugsiga Imam-Malik Dibiley
Dugsiga Imam-malik Oodweyne
Dugsiga Imaamu-maalik KM13

17/08/2026

๐ŸŽ“ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž, ๐๐Ž๐†๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐’๐€๐†๐Ž๐Ž๐“๐ˆ๐ โ€” ๐ƒ๐”๐…๐‚๐€๐ƒ๐ˆ๐ˆ 16๐€๐€๐ƒ ๐ŸŽ“

Maamulka iyo bahda waxbarashada Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan ardayda Dufcadda 16aad ee soo gabangabeysay waxbarashadooda, kuna guuleystay imtixaanka qaranka ee sanad-dugsiyeedkan.

Guushan aad maanta gaarteen ma aha oo keliya natiijo imtixaan, balse waa miro ka dhashay dadaal, dulqaad, iyo garab istaagga waalidiin, macallimiin iyo dhammaan bahda dugsiga.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin gaar ah u diraynaa ๐ฐ๐š๐š๐ฅ๐ข๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐ญ๐š leh ee garab istaagay ubadkooda, dhiirrigeliyay, una huray waqtigooda iyo Maalkooda sidii ay u gaari lahaayeen guushan.

Sidoo kale, waxaan mahadnaq aan la soo koobi karin u jeedinaynaa ๐›๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ee Dugsiga Imaamu-Maalik, kuwaas oo waqti, dadaal iyo dulqaad geliyay tarbiyada iyo waxbarashada ardaydan.

๐ŸŽ“ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐š 16๐š๐š๐, maanta waxaad ka gudubteen marxalad muhiim ah oo noloshiinna ah. Waxaan idiinku sagootineynaa qalbi faraxsan, annagoo rajaynayna inaad noqotaan jiil aqoon, akhlaaq iyo karti ku hoggaamiya bulshada.

๐ƒ๐ฎ๐œ๐š๐๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐Ÿคฒ
Alle ha idiin barakeeyo aqoontiinna, ha idiin fududeeyo marxaladaha waxbarasho ee soo socda, ha idiinka dhigo aqoonta aad barateen mid aad ku anfacdaan naftiinna, qoysaskiinna iyo bulshada Soomaaliyeed.
Alle ha idinka yeelo kuwo dalkooda iyo dadkooda anfaca.

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐š 16๐š๐š๐! ๐ŸŽ“

16/08/2026

๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง

Isiniin iyo Shaacinta Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Dhexe, ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug

15/08/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN

Maamulka iyo Bareyaasha Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku baastay imtixaankii fasalka 12-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025โ€“2026.

Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa ardayda Dugsiga, oo dhammaantood ku baasay imtixaankii qaranka.

Guushan aad gaarteen ma aha dhammaad, ee waa bilowga safar cusub oo aqoon, himilo iyo mustaqbal leh.

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, waxbarasho sare iyo guulo badan oo aad ka gaartaan heerarka xiga ee noloshiinna.

29/07/2026

๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

Waxaan ku wargelinaynaa waalidiinta sharafta leh iyo ardayda Qaybta Diyaarinta in Berri oo khamiis ah, uu fasax yahay Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado .

Sababta fasaxa ayaa ah in dugsigu ka mid yahay goobaha ay gudiga doorashooyinka qaranku ay u asteeyeen in ay ka dhaceyso codbixinta maalin-ka Doorashada oo berri ah

Maalinka xiga ee Jumcaha ee 31 - 07- 2026, ayey ardaydu dib ugu soo laaban dooonaan dugsiga, isla-markaana ay u fariisan doonaan imtixaankii ay ku balansanaayeen.

Photos from Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado's post 29/07/2026

๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐๐ง๐จ๐ซ ๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“

Maamulka iyo Barayaasha Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐๐ง๐จ๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข, oo si guul leh u soo geba-gabeeyey una difaacay cilmi-baaristiisii heerka labaad ee waxbarashada jaamacadda (๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐€๐๐ฆ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง -๐Œ๐๐€ ).

๐€๐ก๐ฆ๐ž๐๐ง๐จ๐ซ waxa uu si gaar ah ugu takhasusay ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐€๐๐ฆ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ( ๐Œ๐๐€ ) in Project Management, isagoo waxbarashadiisa ku qaatay Lincoln University College ee dalka Malaysia.

Sidoo kale, ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐๐ง๐จ๐ซ waxa uu ka mid ahaa ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐ข๐ข 9-๐š๐š๐ ee ka baxday ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ-๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ค ๐‚๐š๐๐š๐š๐๐จ, taas oo mar kale muujinaysa dadaalkiisa, kartidiisa iyo himiladiisa sare ee dhanka waxbarashada.

Mar kale hambalyo ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐๐ง๐จ๐ซ ! ๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“

Photos from Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado's post 23/07/2026

Xiisadda far-qurxinta ee qaybta Diyaarinta Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado

U kala Codee

1. Yaasmiin Number 1 ayay haysataa.
2. Ridwaan Number 2 ayuu haystaa.

Photos from Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado's post 19/07/2026

: ๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐——๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ee Dugsiga Imaamu-maalik Cadaado

Barbaarinta iyo diyaarinta ubadka waa saldhigga waxbarashada mustaqbalka.
Dugsiga Imaamu-Maalik Cadaado waxaa si hufan uga socda waxbaridda Qaybta Diyaarinta (๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐˜€ & ๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ผ), halkaas oo ardayda lagu barayo maadooyinka aasaasiga ah ee waxbarashada iyo habka wax dhigidda.
Dugsiyada Imam-Malik

30/06/2026

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Dhammaan Ardayda Dugsiga Imaamu-Maalik Cadado, waxaa la ogeysiinayaa in maalinka berri oo Arbaco ah, 01/07/2026 ay natiijadooda u soo doontaan xarunta Dugsiga.
Ardayda gelinka h**e ( Subaxley) waxay imaanaayaan ammintu markay 08:00 subaxnimo tahay.

Ardayda gelinka Dambe (Galabley) iyaguna waxay imaanaayaan ammintu marka tahay 02:00 galabnimo.

Nasiib wacan dhammaantiin

Want your school to be the top-listed School/college in Cadaado?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Near The General Hospital
Cadaado