Midnimo primary & Secondary School.

Midnimo primary & Secondary School.

Share

Bowdadhogore galgaduud Somalia Bowdadhogore

09/04/2026

Maamulka, macalimiinta iyo dhammaan ardayda dugsiga Midnimo primary & Secondary School. waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ardayadeena Maryamo Cali Cibaar, oo aabaheed uu shalay geeriyooday.

Waxaan Alle uga baryeynaa marxuumka inuu ku arsaaqo naxariistiisa Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaan na ka siiyo qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay.
إنا لله وإنا إليه راجعون

Photos from Midnimo primary & Secondary School.'s post 19/02/2026

🎓 HAMBALYO IYO BOOGAADIN RASMI AH 🎓
Maamulka iyo Macalimiinta Schoolka Midnimo primary & Secondary School. waxay si sharaf iyo maamul-wanaag leh hambalyo ugu dirayaan dhammaan ardayda ku qalinjabisay taariikhdu markay ahayd 17 February 2026.

Guushan waa mid ka dhalatay dadaal joogto ah, anshax wanaagsan, iyo wada shaqeyn dhab ah oo u dhexeysay ardayda, waalidiinta, iyo macalimiinta.
Maamul ahaan, waxaan ku faraxsanahay in qorshaha waxbarasho, hagidda iyo kormeerka joogtada ahi ay miro dhaleen.
Waxaan idiin rajeyneynaa mustaqbal ifaya, hoggaan suuban, iyo inaad noqotaan jiil ku dayasho mudan oo dalkooda iyo dadkoodaba anfaca.

🌟 Guushu waa bilow — horumarkuna waa safar aad sii wadi doontaan. Hambalyo mar kale!

11/02/2026

Xusuus h**e

Photos from Midnimo primary & Secondary School.'s post 26/12/2025

إنا لله وإنا إليه راجعون

Maamulka ,Macalimiinta, Ardayda iyo Shaqaalaha iskuulka Midnimo primary & Secondary School. waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, iyo ehelka uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Arday Sakariye Galad ciise warsame oo ay geeri dag dag ah ku timid.

Waxaan Allaah uga baryaynaa in naxariista Janno ka waraabiyo, sabar iyo iimaana Allaha Naga siiyo. Aamiin

19/10/2025

Midnimo primary & Secondary School.

Photos from Midnimo primary & Secondary School.'s post 25/08/2025

Hampalyo Dhamaan ardeyda Dugsiga Midnimo primary & Secondary School. oo dhamaan tood ku guuleystay imtixaankii Shahaadiga ahaa ee fasalka 8aad ee ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug

Photos from Midnimo primary & Secondary School.'s post 24/06/2025

Hambalyo ardayda fasalka 8aad oo maanta imtixaankii dowladdu u soo idlaaday.

Halkaan uga wac saaxiibkaa uu ku dheh guuleyso sxb.

Midnimo primary & Secondary School.

Photos from Midnimo primary & Secondary School.'s post 21/06/2025

Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Hoose, dhexe iyo sare ee Midnimo primary & Secondary School. waxa uu hambalyo iyo duco is isugu darayaa ardayda Fasalka 8aad ka ee imtixaanka u fadhiistay maantay oo sabti ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 21/06/2025 .

Allah ha idiin fududeeyo guul wacan ha idiin siiyo insha allah waad guuleysanaysaan

💪 Guuleysta jiilasha berri!

05/06/2025

Eid Mubarak!
Dhaman umada islaamka ah waxaan ugu hambalyeyneyna dhalashada ciidul Adhxa,
Allaha naga dhigo kuwi loo danbi dhaafo.. lagana aqbalo acmaashooda saalixa ah.

عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال


Photos from Midnimo primary & Secondary School.'s post 04/06/2025

Arbaco 4, may 2025
Waxaa maanta si wanaagsan noogu soo idlaaday
Imtixaan kii k**a danbaysta ahaa (Final Exam)
Ee sanad-dugsiyeedka 2024-2025 ee dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee Midnimo primary & Secondary School.

Dhammaan Ardayda waxaan U rajaynaynaa Guul iyo Natiijo Sar sare

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug

Galgaduud Somali

01/06/2025

Video tartankii Finalka ahaa ee School Midnimo primary & Secondary School. Iyo Abaal marinta Guulestayasha group ka ilays midnimo Horay usocda

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug

Want your school to be the top-listed School/college in Cadaado?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Cadaado