Skilful International College

Skilful International College

Share

Good language is the basic of your whole knowledge, so join us now. Still you have a chance.

30/01/2023

Fursaddan waxa aan si gaar ah ugu talo-gelnay in Ay ka faa'ideystaan ardeyda ku jirta sanadkoodii Ugu dambeeyey ee waxbarashada Jaamacadda.

Sidoo kale waxa aan diyaar u nahay in aan ardeyda Ka taageerno qorista buuggooda weliba iyada oo Aan si horumarsan ardeyga u taageeri doonno.

Xarunta Skilful International College waxaa diyaar Kuugu ah khuburo & barayaal takhasus u leh Maaddadan waxaana kuu ballan-qaadeynaa inaad Muddo gaaban wax badan ku faa'iiddo.





14/01/2023

College ka xirfadaha ee Skilful International College ayaa lagu soo kordhiyay qeybo cusub oo lagu baranayo xirfadaha Computer ka.

Photos from Skilful International College's post 24/12/2022

Madasha YECO In Somalia & machadka Skilful International College oo iskaashanaya ayaa qabtay Tababar ku saabsan habka shaqo gelinta xirfadaha Oo ay ka faa'ideysteen ku dhawaad 30 qof oo ka Mid ah dhallin-yarada degmada.
Call / Text /WhatsApp: 252611354435




21/12/2022

waxaa billowday casharrada fogaan Aragga ah ( Online Classes ) waxaama weli socda Isdiiwaan-gelinta ardeyda.
Wixi faah-faahin ah fadlan ka wac
611354435




19/12/2022

Machadka Skilful International College & bahda YECO In Somalia oo iskaashanaya ayaa markii 2-aad qabanaya Tababar ku saabsan xirfadaha shaqo-galka.

Tirada dadka ka qayb-galeysa tababarkan waa ay Kooban tahay waxa ayna isdiiwaan-gelintu ka Socotaa xarunta machadka oo ku taal dhabarka Dambe ee shirkadda Somtel.

F.G:- koorsadan waa bilaash ( Free )

Faah-faahin la xariir cinwaannada & lambarrada Hoos ku qoran.




14/12/2022

Machadka Skilful International College & bahda YECO Somalia oo iskaashanaya ayaa qabanaya Tababar ku saabsan xirfadaha shaqo-galka.

Tirada dadka ka qayb-galeysa tababarkan waa ay Kooban tahay waxa ayna isdiiwaan-gelintu ka Socotaa xarunta machadka oo ku taal dhabarka Dambe ee shirkadda Somtel.

Faah-faahin la xariir cinwaannada & lambarrada Hoos ku qoran.




12/12/2022

𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐌 𝐀𝐇

Maamulka Skilful International College waxa uu Bulshada Somaaliyed ogeysiinayaa in uu dhawaan Billaabi doono courses cusub oo ku saabsan Xirfadda muuqaal hagaajinta & Graphic design.

Muddada ay course-dan socoto waxa aad ku baran Doontaa barnaamijyada ( Softwares ) ugu Muhiimsan ee muuqaallada lagu sameeyo sida:- Flimora 9, Flimora 11, Sonny Vegas Pro, Adobe Premiere Pro iyo After Effects.

Baro xirfad aad berri ku shaqeysan karto kaana Caawineys maareynta noloshaada si joogto ah




06/12/2022

Waxaa diyaar ah oo hadda billow ah casharrada Online-ka ah ( Fogaan dersi ) ee Skilful International College

Weli waxaad heysataa fursad aad isku diiwaan Geliso si aad ula qabsato casharradan weliba Adiga oo goobtaada shaqo ama gurigaaga jooga.




02/12/2022

𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐌 𝐀𝐇

Maamulka Skilful International college waxa uu Bulshada Soomaaliyeed ogeysiinayaa in bishan December uu billaabi doono courses cusub iyo Fasallo kala duwan oo ah luuqadda English-ka.

Fasalladan ayaa isugu jira billow, dhex-dhexaad iyo Dhameystir waxaaana casharrada lagu bixin Doonaa Online & Offline ( xarunta College-ka )

Maamulaha College-ka Mohamed Abdi Aden ayaa Ka warbixinaya fasallada cusub ee uu billaabayo Machadku haddii uu Allah idmo.




25/11/2022

Marketing Course || Noocyada shirkadaha.

Part One || Ustaad Ilyaas

Skilful International college

Want your school to be the top-listed School/college in Cadaado?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Behind Somtel
Cadaado