Haqabtire Institute Of Technology

Haqabtire  Institute Of Technology

Share

~Ma ogtahay dharaaruhu ~Adi kulama dhalanoo ~Kuma soo dhaweystaane ~Dhididkaaga oo qura bay ~Dheef kaaga dhigayaan.

11/05/2026

𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗠𝘂𝗰𝗷𝗶𝘀𝗼 𝗔𝗵.
Waxaan qaadanaynaa Dufcadii 4 aad ee Computer-ka, waa hab pratical ah.
Hadda isdiiwaan-gali.

Guji link-ga hoose oo kusoo biir Group-ka Dufcadda 4aad.
https://chat.whatsapp.com/KBqdc7RUZUQ26V3vMDAplI

Ama guji link-ga hoose oo buuxi form-ka isdiiwaan-gelinta.

Buuxi Form-kan si aad xog badan u hesho.
👇👇👇👇👇
https://forms.gle/yUhZP8Yk18G2FbSo6.

Ama nagala soo xariir
0613159995/ 0615386898/0613326665.

Xirfad yeelo Xurmo aad lahaatide.
Haqabtire Institute Of Technology

02/05/2026

🆆🅰🆇 🆀🅰🅱🅰🅳 👏

Markii 3 aad, ardayda Dufcadda 3-aad ee Machadka Haqabtire Institute Of Technology. ayaa soo bandhigay waxqabad kale oo aad u xiiso badan intii ay ku guda jireen barashada Microsoft Office, gaar ahaan Microsoft Word.
Ardaydu waxay markale muujiyeen hal-abuur, dadaal iyo xirfad aad u sarreysa, taas oo caddeyn u ah sida ay ugu dadaalayaan barashada aqoonta iyo xirfadaha casriga ah.

Xirfad yeelo aad xurmo lahaatide.

15/04/2026

🆆🅰🆇 🆀🅰🅱🅰🅳 👏

Markii labaad, ardayda Dufcadda 3-aad ee Machadka Haqabtire Institute Of Technology ayaa soo bandhigay waxqabad kale oo aad u xiiso badan intii ay ku guda jireen barashada Microsoft Office, gaar ahaan Microsoft Word.
Ardaydu waxay markale muujiyeen hal-abuur, dadaal iyo xirfad aad u sarreysa, taas oo caddeyn u ah sida ay ugu dadaalayaan barashada aqoonta iyo xirfadaha casriga ah.

Xirfad yeelo aad xurmo lahaatide.

09/04/2026

🆆🅰🆇 🆀🅰🅱🅰🅳.

Qaar kamida Ardayda Dufcadda 3 aad ee Macadka. Haqabtire Institute Of Technology ayaa sooban dhiga wax qabad aad u xiisaban inta ay kuguda jireen barashada Microsoft office, Gaarahaan Word.
Araday ayaa muujiyey. Hal-abuur iyo xirfad aad usaraysa.
.

05/04/2026

Xirfad yeelo aad xurma lahaatide.
Haqabtire Institute Of Technology

Photos from Haqabtire  Institute Of Technology's post 28/03/2026

Dufacadda 3aad ee machadka Haqabtire Institute Of Technology ee Diploma-da ayaa waxaa usoo gaban-gaboobay imtixaanka 1aad ee Diploma-da.

~Course-ka 1aad: Hardware & Software...Theory.
~Course-ka 2aad: Windows......Practical.

Hadda waxaa u billaananaya koorsooyinka Office-ka oo ay ka mid yihiin: MS Word, MS Excel, MS PowerPoint & MS Access.

Xirfad yeello xurmo aad lahaatide.

05/02/2026

Nagu xulo tayo iyo tacliin sare oo hagar la'aan ah iyo bareyaal aqoon durugsan u leh xirfadda ay ku barayaan.

Hadafkeennu waa inaan haqabtirno baahidaada waxbarasho iyo doonistaada aana ku dhaxalsiino xirfad aad mahdin doonto inbadan.

Practical itus oo itaabsii ah ugu imow Haqabtire Institute Of Technology.

Xirfad yeello xurmo aad lahaatide.

61 5386898

11/01/2026

Cismaan Cabdullaahi Maxamuud (Cusmaan Bey) oo ka mid ah ardayda machadka ee dufcadda 1aad ayaa nala wadaagaya, "School Management System" uu ku dhisay software-ka oo ka mid ah courses-ka uu ku qaatay Diploma-da "Computer Application".


61 5386898, lamkarkan nagala soo xiriir oo ka mid noqo dufcadda cusub ee machadka. 17/01/2026 oo ku beeggan maalin Sabti ah casharrada ayaa billaabanaya i.a; Online iyo Offline labadaba.

Offline, haddii aad ka baranayso shaqdiga 1aad waa: Laptop, kan 2aadna waa Internet.

10/01/2026

Faadumo Tahliil Maxamed, waa ardayad ka mid ah ardayda Dufcadda 1aad ee machadka Haqabtire Institute Of Technology waxa ay noo soo bandhigaysaa project ku quseeya -ka oo ka mid ah bandhiggii qalin-jabintooda. Waxaa xusid mudan inay tahay Hooyo ubad korisa, dhigata fasalka Form F4 ee dugsiga, sidoo kalana waqti galisay oo ka faa'idaysatay fursaddan waxbarasho; waliba si hufan.

Waxyaabaha ay inoo soo bandhigayso waxaa ka mid ah:
Sida waqti kooban gudihiis loo sameeyo boqolaal iyo kumanaan folder (less than 1 minute) iyo sida Hard-Disk ama USB Flash loogu xirto BitLocker si xogtaas amnigeeda loo ilaaliyo iyo sida looga furo. (Turn On/OFF).

Daawasho wacan.

09/01/2026

Faadumo C/xakiin Shire (Faatima), oo ka mid ah ardayda dufcadda 1aad ee machadka ayaa nala wadaagaysa ID Cards iyo Shahaadooyin (Certificates) ay kusoo diyaarisay MS Word ayadoo dabaqaysa aqoontii ay ka kasbatay kuna biirisay hal-abuurkeeda.

Daawasho wacan.
Haddii aad xiisaynayso barashada Computer-ka nagala soo xiriir:
61 5386898 > Maamulaha machadka (Cumar)

08/01/2026

Maandeeq Mahdi Cabdi (Maano Ppe), oo ka mid ah dufcadda 1aad ee machadka, ayaa nala wadaagaysa project ay soo diyaarisay kana mid ah kuwii ay ardaydu kusoo bandhigeen xafladdoodii qalin-jebinta ee dhawaan ka dhacday Hotel Central, Cadaado.

Waxa ay soo jeedinaysaa: .

Haddii aad xiisaynayso barashada Computer-ka nagala soo xiriir: 61 5386898

Want your school to be the top-listed School/college in Cadaado?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Waaberi
Cadaado