06/05/2026
OGEYSIIS , OGEYSIIS ,OGEYSIIS
Dhamaan Bahda iskuulka gaar ahaan ardada waxaan Ogeysiinaynaa laga Bilaabo Maanta oo Arbaaco ah Taariikhduna Ku Beegan 6 may /2026 uu Fasax yahay iskuulka Sababo jira awgeed wuxuuna Fasaxa ku egyahay 10 may 2026 oo maalin Axada ah
15/04/2026
Sawiro📸
Waxaa maanta inoo soo idlaadey IMtixaan Bileedkii 2aad ee sanad dugsiyeedka 2025-2026
Guud ahaan Ardada Iskuulka Imamu Nawawi Primary And Secondary School Waxaan u rajeynayaa Natiijo Wanaagsan
#2025-2026
08/04/2026
Sawiro 📸
Waxaa maanta si Rasmi ah inoogu Bilowday IMtixaankii labaad ee sanad dugsiyeedka 2025-2026
Dhammaan Ardada IMtixaan bileedka u fariisatey waxaan idin Rajeynayaa Natiijo Wanaagsan
#2025-2026
21/02/2026
Tiktoogan waa midki iskuulka pls fallow so dhaha
TikTok · Imamu Nawawi pss
Check out Imamu Nawawi pss’s video.
11/02/2026
Sawirro 📸
Maanta oo ay Taariikhdu tahay 11 February waxaa Galabtan Tartan Adag dhexmarey Fasaladda Kala Ah Fasalka 10aad(B) iyo Fasalka 8aad(B)
Waxaana Guusha Raacdey Fasalka 8aad(B)
21/01/2026
Sawirro 📸
Waxaa maanta si Rasmi ah inoogu soo Idlaadey IMtixaankii Teramka ahaa Ee Sanad dugsiyeedka 2026
Dhammaan Ardada IMtixaanka U fariisatey Waxaan idin Rajeynayaa Natiijo Wanaagsan
13/01/2026
Sawiro 📸
Talaado 13 january 2026 Waxaa maanta Si habsiimo leh inoogu Bilowday Imtixaanka Mid-Term Ee dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Imamu Nawawi 2025-2026
30/12/2025
Sawiro 📸
Arbacadii lasoo dhaafey waxaa Tartan adag dhexmarey Labada Fasal ee kala ah Fasalka 8aad(C) iyo Fasalka 5aad(A)
Guushana waxaa Raacdey Fasalka 5aad(A)
17/12/2025
Sawirro
Waxaa Maanta Tartan Adag dhexmaray Labada Fasal ee Kala ah 9(A) iyo 8(A)
Guushana Waxaa Raacdey Fasalka 8aad(A)
10/12/2025
Maamulka iyo Macallimiinta iskuulka imamu Nawawi Primary and Secondary ayaa galabtaan ka qayb galeen kullan ay soo abaabuleen guddomiyaha cusub iyo qaar kamid ah Arddada Iskuulka kullanka Ayaa Ahaa Mid Duco iyo Dardaaran isugu Jira