BIU Buur Hakaba

BIU Buur Hakaba

Share

If you get the best forget the rest

Photos from BIU Buur Hakaba's post 02/06/2026

Wakiilka Jaamacadda Baidoa International University Cabdiraxman Sheikh Cabdinur & qaar kamid ah Ardadda h**e uga aflaxeen Jaamacadda BIU, ayaa maanta booqasho, dhiirrigelin iyo bogaadin uga tageen qaar ka mid ah iskuulada degmada Buur Hakaba, iyagoo halkaas kula kulmay ardayda fasalka 12-aad ee sanadkan u fadhisanayo imtixaanka dowliga ah 2025-2026, waxayna Booqdeen iskuulada kala ah:

1- Ayuub Sheekhey P.S.S
2- Amaar Binu Yaasir P.S.S
3- ZAAD P.S.S
4- Darul hikma P.S.S

Photos from Baidoa International University's post 02/06/2026

๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ฟ-๐—›๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ - ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—พ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ธ๐˜‚๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฎ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ

Maamulka Jaamacadda Baidoa International University ayaa booqasho ku tagey iskuullada Degmada ๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ฟ-๐—›๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ, iyagoo kulamo dhiirigelin ah la qaatay ardayda ๐—ณ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 12โ€‘๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee sanadkan u fariisanaya imtixaanka dhexe ee dowladda.
Intii ay booqashadu socotay, maamulka jaamacaddu waxay ardayda la wadaageen:

- Dardaaran ku saabsan muhiimadda dadaalka
- Talooyin ku saabsan diyaar garowga imtixaanka
- Dhiirogelin kor u qaadaysa kalsoonida ardayda

๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ iyo ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ayaa si diirran u soo dhaweeyay maamulka jaamacadda, iyagoo muujiyay ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—พ ku aaddan booqashada iyo taageerada joogtada ah ee jaamacaddu u fidiso ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.

Jaamacadda ayaa lagu bogaadiyay garab istaagga ay u sameyso ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜†๐—ฎ๐—ฟ, taas oo ka tarjumaysa kaalinta ay ku leedahay horumarinta waxbarashada iyo dhiirigelinta jiilka cusub ee Degmada ๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ฟ-๐—›๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ.

BIU Buur Hakaba

Photos from BIU Buur Hakaba's post 30/01/2026

Waxa si guul ah inooga soo dhammaaday ๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ ๐„๐ฑ๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง-ka ee dhammaan semestarada kala duwan ee Jaamacadda sanad Jaamacadeedka 2025-2026, guud ahaan arddada waxaan u rajaynaynaa natiijo ay ku wada farxaan Insha Allaah.





#๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ก๐š๐ค๐š๐›๐š

29/12/2025

Maamule ku xiggeenka Ayuub Sheekhey P.S.S ee degmada Buur-Hakaba, Cabdiraxmaan Sheekh Cabdinuur Sheekh Yuusuf, oo kamid ah Ardaydii ka Aflaxday Jaamacada Baidoa International University ayaa ugu Hambaliyeeyey Jaamacadda sanad-guuradeeda 10-aad ee Aas-Aaska Jaamacada oo la Aas-Aasay 28/12/2015.

BIU Alumni association
Baidoa International University



29/12/2025

Xog-haayaha guud ee Iskuulka ZAAD, Mudane ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐‡๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ oo kamid ah Ardaydii ka Aflaxday Jaamacada Baidoa International University ayaa ugu Hambaliyeeyey Jaamacadda sanad-guuradeeda 10-aad ee Aas-Aaska Jaamacada oo la Aas-Aasay 28/12/2015.



25/10/2025

Jawaahir Cabdullaahi ayaa dareenkeeda ka hadashay xafladdeeda qalin-beddelashadda maanta, see more....

25/10/2025

Fardowsa Jiidow ayaa dareenkeeda ka hadashay xafladdeeda qalin-beddelashadda maanta, see more....

24/10/2025

Hordhaca Xafladda Qalin bedelashada dufcadii 8aad eeJaamacadda Baidoa International University (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ4โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ5)



Baidoa International University

Photos from BIU Buur Hakaba's post 07/10/2025

Coming Soon... ๐Ÿ–๐ญ๐ก ๐‚๐จ๐ง๐ฏ๐จ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐‚๐ž๐ซ๐ž๐ฆ๐จ๐ง๐ฒ



Baidoa International University
BIU Alumni association

19/09/2025

Waxaa lagu wargelinayaa Arddada Degmada Buur Hakaba in ay weli socoto diiwan gelinta arddada cusub sanad Jaamacadeedka 2025-2026.

Jaamacaddu waxay bixisaa kuliyado kala duwan oo tayadoodu sarreyso.
Sidaas darteed, waxaa lagu dhiirrigelinayaa dhammaan ardayda doonnaya inay sii wataan waxbarashadooda sare inay ku soo biiraan qoyska BIU.

Baidoa International University

Want your school to be the top-listed School/college in Buurhakaba?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Buurhakaba