Al Imran Academy for Health science

Al Imran Academy for Health science

Share

Your Skills Are Our Priority

21/08/2026

💐 HAMBALYO AROOS WACAN 💐

Maamulka Machadka Al Imran, Madaxa Xafiiska Machadka Al Imran, iyo dhammaan ardayda Machadka Al Imran waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:

Maamule Ku-xigeenka Machadka Al Imran
Dr. Mohamed Elmi Ali iyo Marwadiisa
Drs. Maryan Mohamed Ibrahim

Munaasabadda arooskooda awgeed.

Waxaan idiinku ducaynaynaa ducadii uu Nabigeenna Muxammad ﷺ ugu duceyn jiray lammaanaha is guursada:

«بَارَكَ اللهُ لَكُمَا، وَبَارَكَ عَلَيْكُمَا، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍ»

Waxaan Alle SWT idiinka baryaynaa inuu guurkiinna ka dhigo mid ku dhisan jacayl, naxariis, is-ixtiraam, farxad iyo barako, uuna idinka yeelo lammaane ku wada noolaada nolol wanaagsan oo kheyr badan.

🌸 Hambalyo iyo Aroos Wacan! 🌸

Alle ha idinka dhigo kuwii ku wada noolaada farxad, barwaaqo iyo kheyr badan.

Maamulka, Madaxa Xafiiska iyo Ardayda Machadka Al Imran.



Photos from Al Imran Academy for Health science's post 19/08/2026

Ardayda Cusub ee Dufcadii 3ªªD ayaa isbuucii 11ªªD ee baraatikadoodii 12ªªD qaatay maanta.

FG. Hadii aad daneynayso waxbarasho Tayo iyo Baraatika Joogta ah leh nagusoo biir.

Qeybta 4:00 pm.

Xarunta 1ªªD ee machadka Al Imran.




+252 612729794/ 62 2729794

Photos from Al Imran Academy for Health science's post 18/08/2026

Ardayda Cusub ee Dufcada 3ªªD ee dhigata Basic Computer ayaa maanta si guul leh u dhammeystay isbuucii 12ªªD ee baraatikadooda 13ªªD.

FG: Haddii aad danaynayso waxbarasho tayo sare leh iyo baraatiko joogto ah, ku soo biir Machadka Al Imran si aad u hesho aqoon iyo xirfad ku diyaarinaysa mustaqbal ifaya.

🕓 Qeybta: 4:00 PM
📍 Xarunta 1-aad ee Machadka Al Imran

📞 +252 612729794 / +252 622729794

Photos from Al Imran Academy for Health science's post 16/08/2026

Waxaa si habsami leh nagu soo idlaaday Shaley, Imtixaankii {Final 𝐄𝐱𝐚𝐦 } ee ardada machadka Al Imran Academy for Health science and Technology.

Ardada waxeynu u rajeyneynaa guul iyo natiijo wanaagsan inshaa allah.

Qeybta 1ªªD ee sawiradda.

Photos from Al Imran Academy for Health science's post 16/08/2026

Ardayda Cusub ee Dufcadii 3ªªD ayaa isbuucii 10ªªD ee baraatikadoodii 11ªªD qaatay maanta.

FG. Hadii aad daneynayso waxbarasho Tayo iyo Baraatika Joogta ah leh nagusoo biir.

Qeybta 4:00 pm.

Xarunta 1ªªD ee machadka Al Imran.




+252 612729794/ 62 2729794

Photos from Al Imran Academy for Health science's post 11/08/2026

Ardayda Cusub ee Dufcada 3ªªD ee dhigata Basic Computer ayaa maanta si guul leh u dhammeystay isbuucii 11ªªD ee baraatikadooda 12ªªD.

FG: Haddii aad danaynayso waxbarasho tayo sare leh iyo baraatiko joogto ah, ku soo biir Machadka Al Imran si aad u hesho aqoon iyo xirfad ku diyaarinaysa mustaqbal ifaya.

🕓 Qeybta: 4:00 PM
📍 Xarunta 1-aad ee Machadka Al Imran

📞 +252 612729794 / +252 622729794

11/08/2026

✨ Dib u Xusuuso Dufcaddii 1ªªD ee Al Imran Academy! 🎓

Samiira Mostaf Abdi.

“Hoyga Aqoonta iyo Xirfadda ee Al Imran.” 🌟


| | | | ✅🎓

Photos from Al Imran Academy for Health science's post 10/08/2026

Ardayda Cusub ee Dufcada 3ªªD ee dhigata Basic Computer ayaa maanta si guul leh u dhammeystay isbuucii 11ªªD ee baraatikadooda 11ªªD.

FG: Haddii aad danaynayso waxbarasho tayo sare leh iyo baraatiko joogto ah, ku soo biir Machadka Al Imran si aad u hesho aqoon iyo xirfad ku diyaarinaysa mustaqbal ifaya.

🕓 Qeybta: 4:00 PM
📍 Xarunta 1-aad ee Machadka Al Imran

📞 +252 612729794 / +252 622729794

10/08/2026

SOO DHAWEYN IYO BOOQASHO SHARAF LEH .

Waxaa farxad iyo sharaf weyn noo ah inaan Xarunta 1ªªD ee Machadka Al Imran ku soo dhoweyno DMO Degmada Buur Hakaba, Dr. Khalid Mohamud Sidi, oo booqasho shaqo iyo dhiirigelin ugu yimid bahda Machadka Al Imran.

Intii uu booqashada ku guda jiray, Dr. Khalid wuxuu ardayda la wadaagay talooyin iyo dardaaran wax ku ool ah oo ku saabsan qiimaha aqoonta, dadaalka joogtada ah iyo anshaxa suubban.

Sidoo kale, wuxuu ballan qaaday in Machadka Al Imran laga hirgelin doono seminaaro iyo tababaro caafimaad, si kor loogu qaado aqoonta iyo xirfadaha ardayda.

Dr. Khalid wuxuu bogaadiyey kaalinta muuqata ee Machadka Al Imran kaga jiro kobcinta aqoonta iyo diyaarinta arday leh karti iyo hufnaan, kuwaas oo door muuqda ka qaadan doona horumarka bulshada.

Dhankiisa, wuxuu si gaar ah ugu mahadceliyey Maamulka, Maamule Ku-xigeenka, Madaxa Xafiiska iyo dhammaan Ardayda Machadka Al Imran soo dhoweyntii diirranayd, martigelintii wanaagsanayd iyo ixtiraamkii ay u muujiyeen.

Ugu dambayn, wuxuu ardayda ku dhiirrigeliyey inay sii xoojiyaan dadaalkooda waxbarasho, kana faa'iidaystaan fursad kasta oo aqoon iyo horumar u horseedaysa.

📍 Xarunta 1ªªD.

Want your school to be the top-listed School/college in Buurhakaba?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Suuq Yaraha Road
Buurhakaba