ZAAD Primary & Secondary School

ZAAD Primary & Secondary School

Share

Iskuulka ZAAD waxaa la'aasaasay 2011,wuxuunna kuyaalaa degamada Buurhakaba ee Gobolka BAAY

15/06/2026

Sannad Hijriyeed Cusub oo Barakeysan! πŸŒ™

Maamulka, macallimiinta, iyo ardayda Zaad Primary & Secondary School waxay ummadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynayaan munaasabadda curashada sannadka cusub ee Hijriga 1448 AH.

ΨΉΨ§Ω… Ω‡Ψ¬Ψ±ΩŠ سعيد

Photos from ZAAD Primary & Secondary School's post 15/06/2026

Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga ZAAD, waxay si diiran ugu hambalyeynayaan fasalka 7-aad guushii taariikhiga ahayd ee ay ka gaareen tartankii kubbadda cagta ee dugsiga dhexe loo qabtay.
Hambaliyo waxaan idinku bogaadinaynaa dadaalka, iskaashiga iyo ruuxda ciyaareed ee wanaagsan ee aad soo bandhigteen.
Guushiinu waa tusaale wanaagsan oo dhiiragelin u ah dhammaan ardayda kale ee dugsiga.
Waxaan idiin rajaynaynaa guulo kale oo badan INSHA ALLAAH.

15/06/2026
Photos from ZAAD Primary & Secondary School's post 14/06/2026

: Bandhiga Ruwaayada

Photos from ZAAD Primary & Secondary School's post 14/06/2026

.

Photos from ZAAD Primary & Secondary School's post 14/06/2026

GABAGABADII FINALKA TARTAN AQOONEEDKA πŸ†

Marka h**e, Mahad oo dhan waxaa iska leh Allah (SWT) oo maanta noo suurageliyey in si nabad iyo guul leh noogu soo gabagaboobo Tartankii Aqooneedka ee Iskuulka Zaad Xaruntiisa Labaad.

Sidoo kale, waxaan mahad iyo bogaadin u jeedinaynaa Guddoomiyaha Tartanka iyo dhammaan Guddiga Daadihinta, kuwaas oo dadaal weyn geliyey qorsheynta, hagidda iyo hirgelinta tartankan aqooneed.

Maanta waxaa Finalka ku tartamay labada fasal ee kala ah Fasalka 2-aad iyo Fasalka 8-aad. Tartan xiiso badan iyo loollan adag kadib, waxaa la kala helay dhibcahan:

Fasalka 2-aad: 12 Dhibcood
Fasalka 8-aad: 16 Dhibcood

Sidaas darteed, Fasalka 8-aad ayaa ku guuleystay Finalka Tartan Aqooneedka isla markaana hantiyey Koobka Tartanka. πŸ†

Hambalyo Fasalka 8-aad guusha aad gaartay. Waxaan sidoo kale bogaadinaynaa Fasalka 2-aad dadaalka iyo tartanka quruxda badan ee ay soo bandhigeen.



πŸ†πŸ“š

Photos from ZAAD Primary & Secondary School's post 14/06/2026



Sawiro:- Soo galitaanka Tartanka labada Fasal

13/06/2026

Finalka Tartan Aqooneedka Iskuulka Zaad Xaruuntiisa labaad ee magaalo Jecel.

Saadaali oo ku guuleyso 5$ TartanKa Beri ka dhici doona Iskuulka Zaad Xaruuntiisa Labaad.


#π™π™žπ™£π™–π™‘π˜Ύπ™€π™’π™₯π™šπ™©π™žπ™©π™žπ™€π™£

13/06/2026

Finalka tartan aqooneedka Dugsiga hoose dhexe & sare ee ZAAD.

Want your school to be the top-listed School/college in Buurhakaba?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Waddada Suuqa Xoolaha
Buurhakaba

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:30
Wednesday 07:00 - 17:30
Saturday 07:00 - 17:30
Sunday 07:00 - 17:30