Ayuub sheikhey school مدرسة أيوب شيخي

Ayuub sheikhey school مدرسة أيوب شيخي

Share

AQOON📚 IYO AKHLAAQ

19/03/2026

Dhammaan ummada muslimiinta si gaar ah bulshada Soomaaliyeed waxaan u direynaa hambaliyo ku aaddan munaasabadda bilashada bisha soonfur, waxaana Alle SW weydiisanaynaa in uu naga aqbalo acmaashii aan soo sameyney intii lagu jiray bisha Ramadaan.

CIID WANAAGSAN

21/02/2026
19/02/2026

Aakhiro xusuusnow

17/02/2026

Marti culus baa timid

17/02/2026

Waxaan hambaliyo u direynaa dhammaan ummada muslimiinta si gaar ah bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan bilashada bisha Soonqaad awgee, waxaan Alle weyne weydiisaneynaa inuu naga dhigo kuwa dambigooda la dhaafi doono.

16/02/2026
15/02/2026

FADLIGA BISHA RAMADAAN.

Ustaad Maaxi Khadar Aweys.

11/02/2026

Haddaad qabto su''aal la xiriirta soonka iyo axkaamtiisa hoos inoo soo dhig👇

AQOON IYO AKHLAAQ.

03/02/2026

SHAACINTA NATIIJADA

Maanta marka ay saacaddu gaarto 01:00 PM, Waxaanu shaacin doonaa natiijada imtixaanka dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.

02/02/2026
01/02/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Buurhakaba?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Buurhakaba

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:45
Tuesday 08:00 - 17:45
Wednesday 08:00 - 17:45
Saturday 08:00 - 17:45
Sunday 08:00 - 17:45