05/09/2025
OGEYSIIS
waxa dhammaan bahda jecel waxbarashada in uu inoo bilowday sanad dugsiyeedka 2025-2026 sidaa darteed waxa lagu wargelinayaa waalidiin iyo ardayda in uu xafiiska dugsiga hoose , dhexe iyo sare ee uu Al-fathi uu bilaaya qaadashada ardayda heerarkeeda kala duwan ee horey u gaar xafiiska dugsiga
20/06/2025
20/06/2025