Ugu dambayn wuu isdhiibyey, daawo muuqaalka..seemore
Abdullaahi-Timacadde
Details, Inforrmations and statements may involve. I'm educator, content creator, Human rights activities, Philanthropist, Spreading positivity and real story
I'm educator, content creator and Philanthropist, Spreading positivity and real story, So This Page is shared for informational and news-reporting purposes only based on available reports.
19/06/2026
Waxa ku dhacay intii uu shaqada ku jiray waxay ahayd mid lama filaan ah.😨😱
Faalada hoose 👇 Muuqaalka ka arag
Dhamayso Muuqaalka ...seemore
Haweeney 87 jir ah ayaa dhimatay kadib markii uu jiiray gaari xamuul ah oo ku sii jeeday degmada Çelebi ee Kırıkkale Turkiga.
Shilkan ayaa waxaa qabtay muuqaal ay duubtey kaamirooyinka CCTV waxaana xabsiga la dhigay darawalkii waday...seemore
Shan qof ayaa ku dhaawacantay iska horimaad hubeysan oo labo qoys ku dhexmaray deegaanka Mardin ee Turkiga.
Update News Following Viral
Abdullaahi-Timacadde
Nin u dhashay dalka Yemen oo dhisme ka shaqaynayay ayaa buur carro ahi ku soo duntay,
isagoo qodaya.
Culayskii carrada ayaa ka hor istaagay samatabbixintiisa, waxaana la soo saaray isagoo meyd ah...seemore
Update News Following Viral
Abdullaahi-Timacadde
18/06/2026
Qodobada Heshiiska iran iyo Mareykanka.
1- Washington & Tehran ayaa ballan qaadaya in si degdeg ah oo joogto ah loo soo afjaro dagaalka jiidaha oo dhan, oo ay ku jirto Lubnaan.
2- Iran & Mareykanka 2da dhinacba waxaa ka go`an ixtiraamka madax-bannaanida iyo bedqabka dhuleed, kana fogaadaan ficil kasta oo xadgudub ah ama faragelin lagu sameeyo arrimaha gudaha dal kastaba.
3- Mareykanka ayaa cunaqabateynta Badda ee saaran dekedaha Iiraan si buuxda u qaadaya muddo 30 maalmood gudahood ah si sharuud la'aan ah.
4- Beddelkeeda, Tehran ayaa dadaal kasta ku bixinaysa sidii ay u sugi lahayd in maraakiibta ay si xor ah uga gudbaan marin-biyoodka Hormuz muddo 60 maalmood ah, si loogu diyaar garoobo in dib loo bilaabo isu socodka caadiga ah iyadoo lala kaashanayo gobolka.
5- Washington waxa ay ballan qaadaysaa in ay soo saarto go'aan degdeg ah oo ku saabsan dhoofinta shidaalka iyo kiimikooyinka shidaalka laga sameeyo ee Iiraan.
6- Mareykanka waxa ayna ogolaanaysaa in si buuxda loo isticmaalo lacagaha Iran laga xannibay iyadoo la raacayo jadwal lagu go'aamin doono heshiiska k**a dambaysta ah.
7- Dhammaan, waxay Mareykanka la ballanqaadaysaa in la baabi'iyo dhammaan cunaqabataynada hal dhinac ah iyo kuwa caalamiga ahba.
8- Maraykanka, isagoo la kaashanaya saaxiibadiisa gobolka, wuxuu diyaarin doonaa qorshe dib u dhis iyo in kobac dhaqaale laga gaaro Iran kaas oo qiimihiisu aanu ka yarayn 300 bilyan oo doolar, iyadoo la bixinayo rukhsadaha maaliyadeed ee lagu fulinayo.
Update News more Viral Following
Abdullaahi-Timacadde
Kaamirada CCTV ayaa qabatay nin dhalinyaro ah oo gubaya dukaan khamri lagu iibiyo oo ku yaala Pandra, Ranchi, Jharkhand ee dalka India 🇮🇳
Ninka la shaqaynayey xitaa ma dareemin waxa socda...seemore
18/06/2026
Waa muuqaal muujinaya dad reer falastiiniyiin ah oo ku jira gacanta gumeystaha Israa’iil.
Faalada hoose 👇 ayaa muqaalka ka arki kartaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
2175 Parent Avenue
Buulobarde
N8X4K2