02/12/2023
Maskaxda wayn waxay ka hadashaa fikrado iyo xikmado.
Maskaxda caadiga ah waxay kahadashaa dhacdooyin.
Maskaxda yar waxay ka hadashaa dadka .
Hebel hebel hebel!! intaad leedahay yuu wakhtigu kaaga dhicin Oo jooji mashquulka aad ku mashquulayso Dadka Wado hawshaada iyo danahaaga oo kaliya.
17/07/2023