Celebrating my 5th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉
Augass
This is the official page account Facebook of Kaah Primary School at Buulo Xaawo District
21/06/2024
Dear brother, while you get ready for your exams, remember that your dedication and effort will lead you to triumph. Have faith in yourself and your capabilities. I am confident that you will accomplish remarkable feats.
May every challenge propel you towards your aspirations. May you face each question with clarity and precision, drawing upon the knowledge and skills you have honed tirelessly. Stay focused and composed, embracing each task with determination and resolve. Your hard work and perseverance will pave the way for success. Trust in your abilities, stay positive, and remember that you are capable of achieving greatness. Good luck, dear brother.
07/06/2024
Cilmi Nafsiga Iyo Waayaha Nolosha
1. Guurka
Gabdhaha caqliga badan inta badan way ka daahaan guurka sababtoo ah raggu inyar ma ahane intooda badan ma jecla dumarka aadka u caqliga badan, gabdhahaasna inta badan farxad kuma helaan noloshooda.
2. Farxadda
Ma is waydiisay sababta mar kasta oo earphone wax ku dhagaysanayso aad u dheeraysato codka. Cilmi nafsiga wuxuu leeyahay qofku marka codka earphoneka uu dheereeysto wuxuu dareemaa farxad uusan dareemin marka codku gaaban yahay.
3. Dabeecadda
Dadka aadka u madax adag intooda badan waxay ka siman yihiin laba dabeecad waxay jecel yihiin inay seexdaan qol huur ama kulayl ah sidoo kale in wax lala cuno waxay ka jecel yihiin inay kaligood cunaan.
4. Naxariista
Dhar ama shay aad suuqa kasoo gadatay ma kugu yaraaday ama ma kugu waynaaday? Kadibna ma is tiri qof kale iska sii, haku celin qofka aad kasoo gadatay. Hadii aad sidaas tahay waad ka qalbi, dareen iyo naxariis badan tahay dadka kale.
5. Wicitaanka
Hadii aad aragto qof muddo kaa maqnaa oo kuso wacaya ka dibna ku dhahaya waan kuu xiisay ogow qofkaas waa laba mid in suuq xumo hayso oo suuqa kugu shidanaayo iyo in ay qoftiisa ama qofkeeda isku dhaceen oo inta laga heshiinaayo qalbiga lagugu qabowsanaayo.
DrWaahin Sabriye
05/06/2024
With Ahmed Ugass Abdullahi – I just got recognized as one of their top fans! 🎉
11/05/2024
QARINTA SIRTU WAXAY WAXYEELLO U GEYSATAA CAAFIMAADKA QOFKA
Koox cilmibaarayaal ah oo ka tirsan Jaamacada Columbia ee New York ayaa daraasad kusameeyey dad ka kooban oo gaadhayaa 600 qof, 96% ka mid ah ayaa siro muhiimah hayey.
Dadkaas ayaa la weydiinayey inta jeer oo ay ku fakareen sirta ay hayaan muddo bil ah,jawaabtii ay bixiyeen ayaa waxay noqotey in sirtu ku heyso walwal joogta ah.
Daraasadan ayaa lagu sheegay in welwelku uu ka dhasho heerka sireed ee uu qofku hayo oo ah mid ka dhalaneysa xifdinta sirta iyo inaanu qofna la wadaagin si loo ilaaliyo illeen haddii kale sir ma noqoneysee.
Cilmibaadhista ayaa lagu ogaadey in dadka sirta badan hayaa ay la kulmaan mushkilad nafsi ah, iyadoo sababtuna ay tahay xasuusaha aan wanaagsaneyn ee maskaxda ku soo laablaabanaya.
09/04/2024
عيد مبارك كل عام وانت بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
*Jadwal fiican oo aad raaci kartid Ramdanka kuna anfici doona. *
1: xilli h**e seexo habenkasta 10pm
2: waxaad soo kacdaa 3am
3: salatul laylka ama tajidka tuko 3:30am ilaa 4:15am
4: 10 ayadood oo quraanka kamid ah macnahooda baro ugu yaraan 20 daqiiqo, 4:15am ilaa 4:35am ducayso ilaa 10 daqiiqo oo illhay waxaad rabtid weydiiso 4:35am ilaa 4:45
5: suxuuro 4:45 am ilaa fajriga inta udhaxaysa.
6: markaat saxuurta cuntid kadib isku diyaari salaada subax
7: salaada subax xiligeeda tuko.
8: waxaad aqrisataa adkaarta subaxa ilaa 6am
9: naso ilaa 7am kadibna isku diyaari malintaada xigta
10: tuko saalatu duxaa ugu yaraan 4 rakcadood 9:00am ilaa 11:30 am
11: markasta quraanka dhagyso
12: salaada duhur xiligeeda tuko ducaysana ugu yaraan 20 daqiiqo.
13: salaada casar xiligeeda tuko adkaartana akhri iyo quraanka.
14: ku afur markay qoraxdu dhacdo waxaad haysatid kadibna ducayso oo illahy waydiiso wax walba oo aad rabtid intaadan afurin kahor
15: tuko cishaha wakhtigiisa sidoo kalena tuko taraawiixda ilaa 9:00pm
16: taraawiixda kadib 5 daqiiqo waxaad ka fakartaa malintaadu sidey ahayd iyo waxa kuu qabsoomay nafsadaadana waydii suaalahan.
Maxaan sameeyey ? Maxaa isbadal iiga baahan? Maxaan joojiyaa? Iyo maxaan bilaabaa?.
Intaa kadib badi sadaqada oo caawi dadka baahan
Illhay waxaan ka baryeynaa Ramadanka inuu cafimaad nagu gaarsiiyo.
□ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood
Salaada subax kadib :4bog
Salaada duhur kadib : 4bog
Salaada casar kadib : 4bog
Salaada maqrib kadib :4 bog
Salaada cishe kadib : 4bog
□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari
Salaada subax 8bog
Salaada duhur 8bog
Salaada casar 8bog
Salaada maqrib 8bog
Salaada cishe 8 bog
□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood
Salaada subax 10 bog
Salaada duhur 10 bog
Salaada casar 10bog
Salaada maqrib 10 bog
Salaada cishe 10 bog
□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood
Salada subax 12 bog
Salaada duhur 12 bog
Salaada casar 12 bog
Salaada maqrib 12 bog
Salaada cishe 12 bog
□Qaybataan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood
Salaada subax 20 bog
Salaada duhur 20bog
Salaada casar 20 bog
Salaada maqrib 20 bog
Salaada cishe 20 bog
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Buulo Xaawiyow
27/05/2024