Hanaqaad College Of Computer Education Buhodle

Hanaqaad College Of Computer Education Buhodle

Share

Hanaqaad College waa mac-had lagu barto culuumta IT kuna yaalla magaalada buuhoodle gaar ahaan Dabaq

Photos from Hanaqaad College Of Computer Education Buhodle's post 13/12/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhamaan ardayda ka Qalin badalatay Dugsiga Culuumta Computer ka ee Hanaqaad College of Computer Education Buhodle Wxaan idin leenahay dhamaantiin Alle Ha idinku Anfaco Cilmigaad barateen
Waxaan kaloo halkan uga Mahad celinayaa Dhamaanba Waalidkii Wakhtiga iyo Juhdiga dheeraadka ah geliyay In ay Ubadkoodu Heerkan soo gaadhaan waxaan leeyahay Dhamaantiin Waad ku Mahadsan Tihiin Garab Istaagiina buuxa.

14/12/2022

Xafladda qalinjabinta dufcaddii 3aad ee college ka

15/03/2022

Ma ogtahay!

24/01/2022

Isku day wacan !

19/01/2022

Si fudud uga saar sawirkaaga background adigoo isticmaalaya Paint 3D.
Riix linkigan hoose si aad usoo daawato.
Naguna soo biir oo kammid noqo saaxiibbada ku xiran hanaqaad.

https://youtu.be/utwSg0QeEq4

16/01/2022

Nagu soo biir oo kammid noqo Hanaqad Students.

Photos from Hanaqaad College Of Computer Education Buhodle's post 03/12/2021

Xaflada Qalin Jabinta Hanaqaad College Of Computer Education

03/12/2021
Want your school to be the top-listed School/college in Buuhoodle?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Waddada Amal Bank
Buuhoodle
252

Opening Hours

Monday 05:30 - 20:30
Tuesday 05:30 - 20:30
Wednesday 05:30 - 20:30
Thursday 05:30 - 18:00
Saturday 05:30 - 20:30
Sunday 05:30 - 20:30