09/10/2025
Macadka al-furqaan buuhoodle ayaa uqabtay, xaflad soodhaweyn ardayda cusub iyo dhiirigalin ah ardaydii kaalmaha gashay sanad dugsiiyeedkii 2024-2025 .
Waxaa 8-10-2025 ka qabsoomay macadka al-furqaan huuhodle xaflad soo dhaweyn iyo dhiiraglin isugu jirta.
Iyada oo maamulka iyo macalimiintu kalimaad qiimo badan usoo jeediyeen ardayda macadka ee ee dhigta galinka danbe.
Intaa kadib waxaa jawaais lagudoonsiiyey ardaydii kaalmaha gashay.
Allaa mahadleh.
11/09/2025
Hambalyo iyo duco.
Macadka al-furqaan -buuhoodle waxa uu u hambalyaynayaaa ardaydiisa dafcaddii 17aad oo xafladoodii qalin badalashada maanta ahayd, oo ay taariikhdu tahay 11-9-2025 loo qabtay.
Hambalyo alle haka dhigo cilmigaad barateen mid naafica, h**e usocda.
Guulbaan idiin rajaynaynaa.
31/08/2025
Agaysiis iyo bishaaro.
Dib ufuridda macadka al-furqaan.
Soodhawaada.
28/06/2025
اsubaxnimadii sabtida oo maanta ah 28/06/2025 oo waafaqsan 3/1/1447 waxaanu daahfurnay imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee macaahidda hoose dhexe ee barashada culuumta shareecada iyo luuqada carabiga ee hoos timaada mac'hadka sare ee al-furqaan buuhoodle.
waxaa ka qayb galay imtixaanka(centralized exam -ka) ardayda oo kakala socotay macaahidda kala ah.
1: mac'hadka al-sunah.
2: machadka khadiija.
3: mac'hadka dahabi.
4: markazka umu salama.
5: mac'hadka cumar bin khadaab.
6:macadka cali mire xadhadhan.
7-macadka al-irshaad.
8:macadka abubakar.
imtixaanka waxaa qaadaya gudiga imtixaanaadka ee mac'hadka sare ee al-furqaan buuhoodle oo u xilsaaray arimaha imtixaanaadka kuwaas oo ka kooban sadex xubnood.
ujeedka laga leeyahay imtixaankan midaysan ee mac'hadku qaadayo ayaa ah in kor loo qaado aqoonta ardayda iyo wax akhriskooda lana hubiyo ardayga u qalma inuu ka gudbo marxaladdan sido kale waxay wax ka taraysaa arintani habaynta wax barashada guud ee deegaanka iyo isku xidhka macaahidda.
anigoo ku hadlaya afka maamulka mac'hadka sare ee al-furqaan iyo kan gudigaba waxaan u mahad celinayaa dhamaan culimadii ku soo tabacday ardaydan iyo ubaxan yaryar ee ay ka muuqato aqoonta iyo akhlaaqduba maamuladoodii iyo macalimiintoodiiba waan u mahad celinaynaa sido kale waxaan u rajaynaynaa ardaydu inay guulaystaan dhamaantood inshaallaah.
Nasiib wacan.
02/12/2024
مسابقة علمية أقامها معهد الفرقان الثانوي في بوهودلى. -----
أقام معهد الفرقان الثانوي للعلوم الشرعية واللغة العربية في بوهودلى- مسابقة علمية شيّقة جدّاً لفصول المعهد المختلفة والتي استمرت ما بين 26/11/2024 إلى 29/11/2024.
وتنافس الطلاب في مواد متعددة مثل: الفقه، والحديث، والعقيدة، والتاريخ الإسلامي والسيرة النبوية، وعلم مصطلح الحديث، والنحو، وأصول الفقه، والميراث، والمعرفة العامة والثقافة العالمية، والتقاليد الصومالية.
وكانت المسابقة بين تسعة فصول من فصول المعهد بقسميه - الصباحي والمسائي- ، وتبدأ المسابقة في القسم الصباحي بدأُ من الساعة 8:00 صباحًا إلى الساعة 11:30 صباحًا في كل يوم من أيام المسابقة، وفي القسم المسائي بدأً من الساعة 3:40 مساءً إلى الساعة 5:30 مساءً في كل يوم،
و كان هناك أنشطة أخرى شارك فيها جميع طلاب المعهد ومفاجئات ماتعة جدا، مثل مسابقة الكراسي ومسابقة الطابور، وعرض المواهب الخفية للطلاب.
وبعد دورات عديدة ومبادرات حارّة وتنافسات مثيرة بين الفئات المتنافسين فاز على حصول أفضل الجائزة و أعلى النقاط فصلان من الفصول المتنافسة وهما:
♧: فاز في المركز الأول من القسم الصباحي المستوى الخامس (بنين)
♧: وفاز في المركز الأول من القسم المسائي المستوى الثالث.
وكانت لجنة التحكيم في هذه المسابقات العلمية أربع أساتذة من أساتذة المعهد وهم.
1: الشيخ عبدالحكيم عبدالغني آدم.
2: الشيخ محمود عبدالرحمن حسن.
3: الشيخ عبدالفتاح خضر عول.
4: الشيخ يوسف محمد جامع.
وكان الغرض من هذه المسابقة تشجيع القراءة وتحسين المعرفة ورفع المستوى المعرفي والثقافي للطلاب ، وانتهت المسابقة في جوٍّ ماتع وجيّد وجميل للغاية.
12/09/2024
Hambalyo iyo duco.
Macadka al-furqaan -buuhoodle waxa uu u hambalyaynayaaa ardaydiisa dafcaddii 16aad oo xafladoodii qalin badalashada maanta ahayd, oo ay taariikhdu tahay 12-9-2024 loo qabtay.
Hambalyo alle haka dhigo cilmigaad barateen mid naafica, h**e usocda.
Guulbaan idiin rajaynaynaa.
09/09/2024
Xafladda dufcadii 16aad ee macadka al-furqaan-buuhoodle.
Maalinta khamiista.
Hoolka jaamacadda bariga africa faraceeda-buuhoodle.
26/07/2024
Macadka al-furqaan ayaa xaflad uqabtay macaahidda hoosyimaadda iyadoo uu kaqaaday imtixaan midaysan.
Macaa'hidda imtixaanka ka qayb galay ee gudaha waa macaa'hiddan hoos kuxusan.
1: mac'hadu al-sunah.
2: mac'hadu khadiija
3: mac'hadu imaamu dahabi.
4: mac'hadu cumar bin khadaab.
5: markazu umu salama.
6: mac'hadu abubakar.
Macaahidda dibada ee ka qayb galay imtixaanka.
1: mac'had imaamu muslim goob
2: mac'hadu risaala hurufadhi
3: mac'hadu al-sunah sooljoogto
4: mac'hadu irshaad jarmal
5: mac'hadu hudaa sarmaan
Ardayda ayaa lagudoonsiiyey shahaadooyin,
Iyo abaal marino.
Macadka al-furqaan waxa usoo dhaweynayaa ardayda kaqalinbadalatay macaacidda hoos yimaada islamarkaana waxa uu urajaynayaa guul.