Happy teachers day ( ustaad Amiin Abdinour) , oo hambalyo iyo bogaadin hawada u marinaaya dhamaan macaliminta somaliyeed
Samatar Bahnaan SS
xafiiska Arimaha ardayda Samatar bahnaan secondary school
Qayb kamid macalimiinta dugsiga sare ee samatar baxnaan secondry schoool buuhoodle
Oo munaasibadda maalinka macalimiinta 21/November awgeed hambalyo iyo bogaadin uu diray macalimiinta somaliyeed
Sidoo kale macalimintu waxay duco u direen macalimintii iyo aabihii h**e ee waxbarashada gobolka cayn ( dhamantood jannatul fardawsa alle ha geeyo )
Muuqaal : qayb kamid ah ardayda fasalka 4aad ee dugsiga sare samatar bahnan oo dabaal-dag hordhac ah usii samaysanaya dhamaystirka ay dhamaystirteen schoolkooda
Muuqaalkani wuxuu hor dhac u yahay qalin-badalashada 65 arday oo sanadkaan ka qalin badalan doona dugsiga sare ee samatar
Alle waxaan ka rajaynaynaa inuu dhamaan ardaydayadaas kuwada guuleeyo imtixaanaadka dawliga ah ee foodda inagu soo haya
05/06/2024
SAWIRRO : QAYB KAMIDA ARDAYDA IYO MACALIMIINTA DUGSIGA SARE SAMATAR BAHNAN
Gaba-Gabada imtixaanka termka labaad sanad dugsiyeedka 2023-2024
Allaa mahad leh
Muuqaal : bilicda dugsiga sare ee samatar bahnan secondary school magaalada buuhoodle Xarunta Gobolka cayn
Gaba-Gabada sanad dugsiyeedka 2023-2024
07/03/2024
Isbuucii 3aad imtixaanka khamiislaha ah ee fasalka 4aad dugsiga sare samatar baxnaan
Diyaar garowga national examination board !!!
Xasuuso xasusahagi waxbarasho !
'' start smart ''
Gaba-Gabada tartan aqooneedkii khamiislaha ahaa ee isbuucyadaanba ka socday dugsiga sare Ee samatar baxnaan
and
05/11/2023
1 kalmad ku qeex micnaha erayga (tacliin)
Masha alah dugsiga sare ee ugu faca wayn magalada buhodle samatar baxnaan secondary school
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Habado Stadium
Buuhoodle
BUKHAARI