30/08/2024
Fadlan h**ey u gaadh
aqoon kaabid
30/08/2024
Fadlan h**ey u gaadh
28/07/2024
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Maamulka Machadka Axmed Ibnu Xanbal waxay ogaysiinayaa in furitaanka Machadka Axmed Ibnu Xanbal ee Buuhoodle uu yahay 01/09/2024
Sidoo kale machadku waxa uu qaadanayaa ardey cusub oo diiwaan galintoodu bilaabmeyso 10/08/2024
Saaka oo ay taariikhdu tahay 30/05/2024
Waxaa Machadka Axmed Ibnu Xanbal ee magaalada buuhoodle u soo gabagaboobey imtixaankii sanad daraasiyeedka 2023/2024
09/04/2024
10/03/2024
RAMADAAN MUBAARAK DHAMAAN UMADDA ISLAAMKA WAXAAN U HAMBALYEYNEYNAA BILASHADA BISHA RAMADAAN EE BARAKEYSAN
19/02/2024
19/02/2024
Maalinimadii axada oo ku beegneyn 18/02/2024 waxaa Machadka Axmed Ibnu Xanbal buhodle soo booqdey maamulka sare ee ee dacwada iyo horumarinta bulshada oo hogaaminaya gudoomiyaha mu,asasada sh daahir khaliif jaamac iyo ku xigeenkiisa sh ibraahim sh abdinaasir faraaid sidoo kale waxaa kulanka ku wehelinayey gudoomiyaha mu,asasada sh axmed warsame maxamed kulankaas oo ahaa is xogwareysi iyo ka tashi kor u qaadista dacwada iyo arimaha diinta
30/09/2023
Bahwaynta Machadka Axmed Ibnu Xanbal buuhoodle waxay soo dhaweynayaa maamulka cusub ee machadka maamulaha sh axmed warsame maxamed
Maamule ku xigeen sh abdinaasir yusuf hassan dhamac
Alle wayne xilkaas wayn haku garab galo
28/09/2023
Sawirro:Xafladda Qalinjabinta dufcaddii 8aad ee Machadka Sare Axmed Binu Xambal ee Buuhoodle oo Maanta ay Taariikhdu tahay 28/09/2023 ka dhacday Hoolka Jaamacadda EAU.
Waxaan leenahay Hambalyo Hambalyo Dhammaan ardayda maanta ka qalinjabisey Machadka.
07/07/2023
Maamulka machadka Sare ee Axmed ibnu xanbal wuxuu ogaysiinayaa dad weynaha waxbarashada Jecel ee ku nool magaalada buhodle In machadku idiin furay qaybta hoose dhexe oo u gaara raga lana dhiganayo habeenkii .
Qoraalku wuxuu ka socdaa xafiiska machadka ee h**e u gaadha
Waxii faahfaahin ah kala xidhiidh lanbarka ah:0634490793