Smart Schools

Smart Schools

Share

Official Page Of Smart Schools Burao Togdheer Somaliland

24/03/2026

๐—๐—”๐——๐—ช๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐—œ๐— ๐—ง๐—œ๐—ซ๐—”๐—”๐—ก๐—ž๐—” ๐—•๐—œ๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—›๐—” ๐Ÿฎ๐—”๐—”๐—— ๐—˜๐—˜ ๐—ž๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐Ÿฎ๐—”๐—”๐——, ๐—ฆ๐—”๐—ก๐—ก๐—”๐—— ๐——๐—จ๐—š๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—˜๐—˜๐——๐—ž๐—” ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

21/03/2026

๐Ÿ“ข ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Maamulaha Dugsiyada Smart Schools wuxuu ku wargelinayaan Shaqaalaha-Waynaha Macallimiinta, Waalidiinta iyo Ardayda In dib loogu soo laaban doono Dugsiga Maalinta ๐—œ๐—ฆ๐—ก๐—œ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” Bishuna Tahay ๐Ÿ๐Ÿ‘-๐ŸŽ๐Ÿ‘-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

๐…๐ข๐ข๐ซ๐จ ๐†๐š๐š๐ซ ๐š๐ก:- ๐–๐š๐ฑ๐›๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐ฆ๐š ๐›๐š๐๐ฅ๐ข๐ง ๐ฌ๐ก๐ข๐Ÿ๐ญ ๐ค๐š ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐๐š๐๐š ๐ฅ๐š ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐ข๐ข ๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ž๐ฒ ๐š๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐š

19/03/2026

๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž ๐ŸŒ™โœจ

Maamulka Dugsiyada Smart Schools waxa uu hambalyada Ciidda u dirayaa dhammaan macallimiinta, waalidiinta, ardayda, iyo guud ahaan shaqaalaha dugsiga.

Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid farxad leh oo ay ka buuxaan nabad, caafimaad iyo barwaaqo. Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii aynu soo gudannay, kana yeelo kuwii ka mid noqda kuwa naarta laga xoreeyo.

19/03/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Kooxda Macallimiinta Dugsiyada Smart Schools oo si sharaf leh ugu metelay Horyaalka Kubadda Cagta ee Macallimiinta Gobolka Togdheer ee la qabto bisha barakaysan ee Ramadaan. Gaadhista Final-ka sannadkii labaad waa guul weyn oo muujinaysa dadaalkooda, kartidooda iyo midnimadooda, runtii waa tusaale dhiirrigelin u ah bulshada iyo ardaydaba.

Sidoo kale, waxaan hambalyo diirran u dirayaa Kooxda Dugsiga Mustaqbal oo ku guulaysatay koobka, kuna mudan ammaan iyo bogaadin.

Guushu maaha oo kaliya koob la qaado, balse waa dadaal, is-aamin iyo wadashaqayn. Waxaan rajaynayaa in sannadaha soo socda aan arki doono tartan ka sii qurux badan iyo guulo ka sii waaweyn. Hambalyo dhammaan ka qaybgalayaasha! โšฝ๐Ÿ†

16/03/2026

๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐˜‚๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ Smart Schools ๐—ผ๐—ผ โ€œ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ถ ๐—ฎ๐—ตโ€ ๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐—ด๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ

Waxaa caawa garoonka Maxadka ku loolamay macalimiinta labada dugsi ee ๐™Ž๐™ข๐™–๐™ง๐™ฉ ๐™Ž๐™˜๐™๐™ค๐™ค๐™ก iyo ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐—ด๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ, ciyaar ka tirsan tartanka xiisaha leh ee loo furay macalimiinta dugsiyada.

Ciyaartan ayaa ahayd mid aad u xiiso badan oo xamaasad leh, iyadoo labada dhinacba ay soo bandhigeen ciyaar heer sare ah, xirfad iyo isku-duubni. Macalimiinta Smart waxay garoonka dhexdiisa ku muujiyeen farsamo iyo ciyaar isku xidhan oo indhaha dadka soo jiidatay, iyagoo ugu dambayn guul taariikhi ah ka gaadhay kooxdii kasoo horjeeday.

Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay ๐Ÿฏ ๐—ด๐—ผ๐—ผ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐Ÿญ ๐—ด๐—ผ๐—ผ๐—น (๐Ÿฏโ€“๐Ÿญ) oo ay guushu ku raacday kooxda ๐—ฆ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜ ๐˜€๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€. Guushan ayaa noqotay mid muujisay dadaalka, wada shaqaynta iyo niyadda sare ee macalimiinta Smart Schools.

Hambalyo dhammaan macalimiinta ๐—ฆ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜ ๐˜€๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€ guusha ay gaadheen, sidoo kalena bogaadin mudan macalimiinta ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐—ด๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ oo soo bandhigay ciyaar qurux badan iyo tartan wanaagsan. โšฝ๐Ÿ‘

14/03/2026

๐—๐—”๐——๐—ช๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐—œ๐— ๐—ง๐—œ๐—ซ๐—”๐—”๐—ก๐—ž๐—” ๐—•๐—œ๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—›๐—” ๐Ÿฎ๐—”๐—”๐—— ๐—˜๐—˜ ๐—ž๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐Ÿฎ๐—”๐—”๐——, ๐—ฆ๐—”๐—ก๐—ก๐—”๐—— ๐——๐—จ๐—š๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—˜๐—˜๐——๐—ž๐—” ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Maamulka Dugsiyada Smart Schools waxa uu ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ waalidiinta iyo ardayda in ๐—ฑ๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐˜… ๐—ฎ๐˜† ๐—ณ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜… ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—ป laga bilaaba maanta oo bishu tahay 14 March 2026 ๐˜†๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ oo imtixaankii u sii socon doono.

10/03/2026

๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น ๐—ผ๐—ผ ๐—–๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ซ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐˜†

Caawa garoonka Maxadka waxaa ka dhacay kulan ciyaareed aad u xiiso badan oo dhex maray macalimiinta dugsiyada Smart Schools iyo ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น, kaas oo qayb ka ah tartanka loo qabtay macalimiinta dugsiyada.

Labada kooxood ee macalimiinta ah waxay muujiyeen ciyaar heer sare ah, taas oo caddeysay in macalimiintu aysan ku koobnayn oo keliya aqoonta iyo waxbaridda ardayda, balse ay sidoo kale leeyihiin karti iyo xirfad ciyaareed.

Ciyaarta ayaa ahayd mid aad u xamaasad badan oo goolal la isku dhaafsaday, waxaana ugu dambayn lagu kala baxay ๐Ÿฐโ€“๐Ÿฏ oo ay guushu ku raacday ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น

Kulankan wuxuu noqday habeen ciyaareed qurux badan oo ay labada dhinac ku muujiyeen tartan, xirfad iyo is-ixtiraam.
๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฐ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐˜€๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐˜†. โšฝ๐Ÿ‘

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Burco

Opening Hours

Monday 06:00 - 12:40
Tuesday 06:00 - 12:40
Wednesday 06:00 - 12:40
Thursday 06:00 - 22:30
Saturday 06:00 - 12:40
Sunday 06:00 - 12:40