Kaabe Home Teaching

Kaabe Home Teaching

Share

πŸš€ Kaabe Home Teaching – ku Horumari English ta ilmahaaga Gudaha gurigaaga!

26/09/2025

Jumcah Mubaarak!
Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faa’iida ducooyinka iyo barakada maalintan weyn.
πŸ“– "Qalbiga nadiifka ah iyo aqoonta wanaagsan ayaa iftiinka qofka."

18/09/2025

Ka dhis luuqada english ta ku hadalkeeda,qorideeda ,akhrinteedaba iyo Ku celinta Casharada Schoolka ilmahaaga adigoo gurigaaga jooga.βœ…

20/08/2025

Ku bar luuqada English ilmahaaga! 🌟
🏑 Gurigaaga dhexdiisa, adigoo la kaashanaya Kaabe Home Teaching

πŸ’¬ Ku hadlkeeda, qoristeeda iyo akhrinteeda si xirfad leh πŸ“πŸ“–

βœ… Casharro gaar ah oo tayo leh
βœ… Waqtiyo dabacsan oo adiga kugu habboon
βœ… Macallin khibrad leh oo dulqaad badan

πŸš€ Kaabe Home Teaching – ku Horumari barashada English ta iyo kaabida Casharada Schoolka ilmahaaga Gudaha gurigaaga!

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Burao
Burco

Opening Hours

Monday 08:00 - 23:00
Tuesday 08:00 - 23:00
Wednesday 08:00 - 23:00
Thursday 08:00 - 23:00
Friday 08:00 - 23:00
Saturday 08:00 - 23:00
Sunday 08:00 - 23:00