Hormuudka kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka oo bishaarooyin la wadaagay ardayda cusub iyo bulshada guudba.๐โโ๏ธ
Togdheer University
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Togdheer University, College & University, Burco.
Togdheer University is committed to excellence in education, the development of academic and professional skills, and the preparation of future leaders who contribute to societal progress.
โ๏ธ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ๐จ๐ง ๐๐๐ฐ
Tababarka ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ๐จ๐ง ๐๐๐ฐ oo ay soo qabanqaabisay Kulliyadda ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐๐ฌ ๐๐ง๐ ๐๐๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐๐ฌ ee Jaamacadda Togdheer ayaa si rasmi ah uga qabsoomay Jaamacadda Togdheer 20-ka Agoosto 2026. Tababarka waxaa bixiyey Joseph Ismail Aden (LLB โ Law), waxaana diiradda lagu saaray xoojinta aqoonta sharciga, fahamka nidaamyada garsoorka iyo horumarinta xirfadaha mihnadda sharciga.
๐ ๐๐จ๐ ๐๐ก๐๐๐ซ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ โ ๐๐ง๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐ ๐, ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ & ๐๐ฑ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ง๐๐.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Cabdiraxmaan Xasan Nuur, oo booqasho ku
Yimi jamaacadad togdheer
Maxaad ku dooran Jaamacadda Togdheer.?
19/08/2026
๐ข ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐!๐
Ma ku hamminaysaa aqoon Shareeco, Qaanuun iyo Cilmi, oo dhista mustaqbalkaaga, korna u qaadda fahamkaaga Shareecada iyo Qaanuunka?
โจ Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunku waxay si diirran u soo dhoweynaysaa dhammaan ardayda doonaysa inay ka mid noqdaan bahda aqoonta iyo horumarka.
๐ Halkan waxaad ka heli doontaa aqoon tayo leh, macallimiin khibrad leh, jawi waxbarasho oo wanaagsan, iyo fursad aad ku dhisato mustaqbal aqooneed oo ifaya.
๐ Ha seegin fursaddaada!
Diiwaangelintu hadda way furan tahay โ noqo qayb ka mid ah jiilka aqoonta, sharciga iyo hoggaaminta.
๐ Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka โ Aqoonta maanta, hoggaaminta berri.
๐ ๐ช๐ ๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐ ๐ช๐๐
๐
๐๐๐บ๐ฝ๐ฝ๐บ ๐ฒ๐๐บ๐๐พ๐พ๐ผ๐บ๐ฝ๐บ ๐๐๐ ๐ฐ๐บ๐บ๐๐๐๐๐๐บ!
Ama laso xidhiidh 63 4753516 I 0638116633 I 0634396350
Kusoo Biir groupka Ardayda
https://chat.whatsapp.com/IjwI1EFPVTz29DFnPYNLDW?mode=gi_t
19/08/2026
๐
๐ข๐๐ฅ๐ ๐๐ซ๐ข๐ฉ โ ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐จ๐ซ๐ค ๐๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ๐ฌ
Ardayda Social Work ee Jaamacadda Togdheer ayaa booqasho waxbarasho (Field Trip) ku tagay Xarunta ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ee ku taalla Isbitaalka Guud ee Burco.
Intii ay booqashada ku jireen, ardaydu waxay ka heleen xog iyo waayo-aragnimo la xidhiidha baadhista iyo ka hortagga tacaddiyada loo geysto haweenka iyo carruurta, iyo adeegyada taageerada iyo ilaalinta dhibbanayaasha.
Booqashadani waxay ardayda ka caawisay inay isku xidhaan aqoonta fasalka iyo waayo-aragnimada goobta shaqada, isla markaana ay fahmaan doorka Social Work ee ilaalinta xuquuqda iyo daryeelka bulshada.
๐ ๐๐จ๐ ๐๐ก๐๐๐ซ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ โ ๐
๐๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐๐ฌ
๐ค ๐ณ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐๐๐๐
Waxaa xalay Jaamacadda Togdheer nagu soo booqatay Sahra Ibrahin oo ah Mutadawacad gacan qabata dhalinyarada Hal-abuurka leh iyo kuwa fikradaha ganacsi hal-abuura, Sahra sidoo kale waxa ay Dejinta Siyaasadaha kala shaqaysaa Local Council-ka London, waxa ay kamid tahay hablaha Reer Somaliland ee wax ku bartay UK, waxa ay si gaar ah u dhiirrigelisay ardayda iyada oo usoo bandhigtay fursadaha dejisan ee dhowaan uga faaโidayn doonto Ardayda Jaamacadda Togdheer.
18/08/2026
๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ๐จ๐ง ๐๐๐ฐ
Tababarka Professional Training on Law ee ay soo qabanqaabisay Kulliyadda ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐๐ฌ ee Jaamacadda Togdheer ayaa si rasmi ah u qabsoomi doona 20-ka Agoosto 2026, saacadda 6:30 PM, waxaana bixin doona Joseph Ismail Aden (LLB โ Law).
Tababarkani wuxuu ardayda iyo ka qaybgalayaasha ku xoojin doonaa aqoonta sharciga, fahamka nidaamyada garsoorka, iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah horumarinta mihnadda sharciga.
๐ Goobta: University Hall
๐ Goorta: khamiis 20 Agust 6pm
๐ ๐ฑ๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐ ๐ป๐๐๐
๐๐๐๐ โ ๐ป๐๐ ๐ณ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ป๐๐ ๐ต๐๐๐๐๐
17/08/2026
๐๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐
Waxaa si guul leh u qabsoomay Tababarka Daryeelka Macaamiisha ee Ganacsiyada Yaryar, kaas oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Jaamacadda Togdheer iyo Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland. Tababarka waxa qabtay hormuudka ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐ ๐บ๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐๐ฌ๐จ
Tababarku waxa uu diiradda saarayay horumarinta adeegga macaamiisha, dhisidda kalsoonida, iyo sidii ganacsiyada yaryar u xoojin lahaayeen xiriirka ay la leeyihiin macaamiishooda.
Waxa sharaf noo ahayd in uu tababarka kasoo qayb galay ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ , taas oo muujinaysa muhiimadda ay dawladdu siinayso horumarinta ganacsiyada iyo adeegyada macaamiisha.
Mahadsanidiin dhammaan ka qaybgalayaashii iyo cid kasta oo gacan ka geysatay guusha tababarkan.
๐๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐
Waxaa si guul leh u qabsoomay Tababarka Daryeelka Macaamiisha ee Ganacsiyada Yaryar, kaas oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Jaamacadda Togdheer iyo Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland. Tababarka waxa qabtay hormuudka ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐ ๐บ๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐๐ฌ๐จ
Tababarku waxa uu diiradda saarayay horumarinta adeegga macaamiisha, dhisidda kalsoonida, iyo sidii ganacsiyada yaryar u xoojin lahaayeen xiriirka ay la leeyihiin macaamiishooda.
Waxa sharaf noo ahayd in uu tababarka kasoo qayb galay ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ , taas oo muujinaysa muhiimadda ay dawladdu siinayso horumarinta ganacsiyada iyo adeegyada macaamiisha.
Mahadsanidiin dhammaan ka qaybgalayaashii iyo cid kasta oo gacan ka geysatay guusha tababarkan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Address
Burco