Fal aad u foolxun ayaa caawa ka dhacay Dhuusamarreeb oo caasimad u ah Galmudug. Runtii, waa dhacdo argagax leh oo lagu beegsaday waxgarad indho u ahaa dadka iyo deegaanka. Ma jiro ruux inyar oo damiir ah ku dambeeyo oo aqbali kara beegsiga indheergaradka bulshada.
Dhinaca kale, waxaa caawa la tijaabiyey damiirka reer Dhuusamarreeb; tijaabadaas oo noqoneysa sida ay uga falceliyaan walaalaha hoostooda lagala baxay ee caasimadda lagu dhextoogtay. Cambaareynta ugu adag ayaan dusha uga tuuray dadkii falkaas geystay.
Allaha u naxariisto labada walaal ee dhiiggooda lagu xalaashaday Dhuusamarreeb.
M hanad
students
Dalku waa nabad😆😆
01/08/2023
15/09/2022
Want your school to be the top-listed School/college in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Burco